{"id":485979,"date":"2023-05-06T11:33:05","date_gmt":"2023-05-06T08:33:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485979"},"modified":"2023-05-06T11:45:45","modified_gmt":"2023-05-06T08:45:45","slug":"madaxweynaha-dg-puntaland-oo-dhagax-dhigay-wadadda-isku-xirta-garoowe-iyo-garacad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-dg-puntaland-oo-dhagax-dhigay-wadadda-isku-xirta-garoowe-iyo-garacad\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland oo dhagax dhigay wadadda isku xirta Garoowe iyo Garacad"},"content":{"rendered":"<p>Garoowe(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha Wadada Garoowe-Garacad, isaga oo muujiyey muhiimada ay Wadadan u leedahay Bulshada Puntland.<\/p>\n<p>Waxaana Goob joog ka ahaa dhagax dhiga wadadaani Masuuliyiin ka Socotay laamaha Dowlada iyo Odayaasha deegaanka .<\/p>\n<p>Dhanka kalama Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay deegaanka Awrculus oo ka tirsan degmada Garoowe .<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo fagaare Kula hadlay Bulshadii soo dhoweysay, ayaa ku baaqay in dadka deegaanku in ay isu diyaariyaan Doorashada Goleyaasha deegaanka ee 25-May 2023, wuxuu muujiyay in dadka oo codeeya oo madaxdooda doorta ay tahay waxa ugu weyn ee Dowladda laga sugayey, Sidaasi darteed loo baahanyahay in Bulshadu fursadan ka faa\u2019ideystaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe(SONNA):-Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha Wadada Garoowe-Garacad, isaga oo muujiyey muhiimada ay Wadadan u leedahay Bulshada Puntland. Waxaana Goob joog ka ahaa dhagax dhiga wadadaani Masuuliyiin ka Socotay laamaha Dowlada iyo Odayaasha deegaanka . Dhanka kalama Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si weyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":485980,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485979","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485979"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485985,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485979\/revisions\/485985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}