{"id":485972,"date":"2023-05-06T09:34:26","date_gmt":"2023-05-06T06:34:26","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485972"},"modified":"2023-05-06T11:03:42","modified_gmt":"2023-05-06T08:03:42","slug":"muqdisho-dhisme-soo-dumay-oo-sababay-dhimashada-afar-carruur-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdisho-dhisme-soo-dumay-oo-sababay-dhimashada-afar-carruur-ah\/","title":{"rendered":"Muqdisho:dhisme soo dumay oo sababay dhimashada afar carruur ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-shil uu sababay burbur guri oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sababay dhimashada afar caruur ah oo walaalo ah sida uu wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyey aabaha dhalay caruurta.<\/p>\n<p>Dhacdadan naxdinta leh ayaa dhacday xalay saacadihii dambe,iyadoo dhismahani ka mid ahaa dhismeyaasha qadiimiga ah ee ku yaal degmada Shangaani<\/p>\n<p>Dhismeyaasha duug ah ayaa marar dhowr ah sababay dhimasho iyo dhaawac,tan oo u baahan in bulshada laga siiyo wacyigelin dheeraad ah iyo in ay ka fogaadaan dhismeyaasha qadiimiga ah ee saacad walba kala kulmi karaan khasaare nafeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-shil uu sababay burbur guri oo xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir ayaa sababay dhimashada afar caruur ah oo walaalo ah sida uu wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyey aabaha dhalay caruurta. Dhacdadan naxdinta leh ayaa dhacday xalay saacadihii dambe,iyadoo dhismahani ka mid ahaa dhismeyaasha qadiimiga ah ee ku yaal degmada Shangaani Dhismeyaasha duug [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":485976,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485972","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485972","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485972"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485972\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485977,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485972\/revisions\/485977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485972"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485972"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485972"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}