{"id":485937,"date":"2023-05-04T14:33:10","date_gmt":"2023-05-04T11:33:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485937"},"modified":"2023-05-04T14:33:10","modified_gmt":"2023-05-04T11:33:10","slug":"ciidanka-xoogga-oo-khasaare-xooggan-gaarsiiyey-kooxda-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-khasaare-xooggan-gaarsiiyey-kooxda-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo khasaare xooggan gaarsiiyey kooxda khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Xarardheere(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaano dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug sida uu Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka lugta Gen Biixi.<\/p>\n<p>Deegaanadaan Ciidamadu la wareegeen ayaa horay waxaa u joogay khawaarijta Al Shabaab Ciidamada ayaana weerar jahooyin kala duwan leh ku qaaday Maleyshiyaadka oo isku aruursanayay deegaankaas.<\/p>\n<p>Sida uu Taliyuhu xaqiijiyey dagaalkan ayaa khawaarijta waxa looga dilay 7 toddoba xubnood,sidoo kale Deegaanka Xawaali meel u jirta 35KM ayey Ciidanku weerareen iyagoo gacanta ku dhigay Baabuur kooxda Khawaarijtu ku ururin jireen Xoollaha baada ah ee ay ka qaadi jireen dadka deegaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarardheere(SONNA):-Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Deegaanka ayaa maanta la wareegay Deegaano dhaca Galbeedka Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug sida uu Wakaaladda Wararka SONNA u xaqiijiyey Taliyaha Ciidanka lugta Gen Biixi. Deegaanadaan Ciidamadu la wareegeen ayaa horay waxaa u joogay khawaarijta Al Shabaab Ciidamada ayaana weerar jahooyin kala duwan leh ku qaaday Maleyshiyaadka oo isku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":485938,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485937","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485939,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485937\/revisions\/485939"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}