{"id":485928,"date":"2023-05-04T11:44:31","date_gmt":"2023-05-04T08:44:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485928"},"modified":"2023-05-04T11:44:31","modified_gmt":"2023-05-04T08:44:31","slug":"israaiil-oo-magaalada-nablus-ku-dilay-3-falastiiniyiin-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-magaalada-nablus-ku-dilay-3-falastiiniyiin-ah\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo Magaalada Nablus ku dilay 3 falastiiniyiin ah"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa\u2019iil ayaa dilay ugu yaraan saddex falastiiniyiin ah, afar kalena waa ay dhaawaceen ,kadib weerar ay ka fuliyeen magaalada Nablus oo dhacda waqooyiga dalkaasi.<\/p>\n<p>Ciidamada iyo sirdoonka Israa&#8217;iil ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in laba ka mid ah ragga la dilay ay ka dambeeyeen toogasho ka dhacday 7-dii April waqooyiga magaalada Jericho,halkaas oo ay ku dhinteen laba gabdhood oo walaalo ah.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin iyo Bisha Cas \u00a0ayaa xaqiijisay in saddex falastiiniyiin ah ay dileen ciidamada Israel manta oo khamiis ah,halka afar qof oo dhaawac ah loo gudbiyay isbitaalka.<\/p>\n<p>Dhinacyada siyaasadeed ee ku sugan Nablus ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin guud oo ay maanta oo Khamiis ah ka sameynayaan magaalada si ay uga jawaabaan weerarka.<\/p>\n<p>Ciidamada Israel ayaa dilay ugu yaraan 110 falastiiniyiin ah, oo 20 ka mid ah ay caruur yihiin illaa iyo hadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Israa\u2019iil ayaa dilay ugu yaraan saddex falastiiniyiin ah, afar kalena waa ay dhaawaceen ,kadib weerar ay ka fuliyeen magaalada Nablus oo dhacda waqooyiga dalkaasi. Ciidamada iyo sirdoonka Israa&#8217;iil ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay in laba ka mid ah ragga la dilay ay ka dambeeyeen toogasho ka dhacday 7-dii April waqooyiga magaalada Jericho,halkaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":485929,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485928","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485928"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485930,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485928\/revisions\/485930"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}