{"id":485925,"date":"2023-05-04T10:17:49","date_gmt":"2023-05-04T07:17:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485925"},"modified":"2023-05-04T10:17:49","modified_gmt":"2023-05-04T07:17:49","slug":"catriona-laing-oo-loo-magacaabay-ergayga-gaarka-ee-qm-u-qaabilsan-soomaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/catriona-laing-oo-loo-magacaabay-ergayga-gaarka-ee-qm-u-qaabilsan-soomaliya\/","title":{"rendered":"Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaliya.<\/p>\n<p>Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay Boqortooyadda UK in ay noqoto Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Catriona ayaa xilka kale wareegaysa Ergaygii gaarka ahaa ee qaramada midoobay u qaabilsanaa Soomaliya Amb James Swan,iyadoo sidoo kale noqon doonta madaxa Xafiiska UNSOM.<\/p>\n<p>Catriona Laing ayaa hore u soo noqotay madaxa xafiiska horumarinta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Sanadihii u dhexeeyey 1993-dii illaa 1994-kii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Catriona Laing oo loo magacaabay ergayga gaarka ee QM u qaabilsan Soomaliya. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ant\u00f3nio Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay Boqortooyadda UK in ay noqoto Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya. Catriona ayaa xilka kale wareegaysa Ergaygii gaarka ahaa ee qaramada midoobay u qaabilsanaa Soomaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":485926,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485925","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485925"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485927,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485925\/revisions\/485927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}