{"id":485844,"date":"2023-05-03T07:17:59","date_gmt":"2023-05-03T04:17:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485844"},"modified":"2023-05-03T07:18:50","modified_gmt":"2023-05-03T04:18:50","slug":"saadaasha-roobabka-xilliga-guga-todobaadka-02da-09ka-may-2023","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saadaasha-roobabka-xilliga-guga-todobaadka-02da-09ka-may-2023\/","title":{"rendered":"SAADAASHA ROOBABKA XILLIGA GU\u2019GA (TODOBAADKA 02da -09ka MAY &#8211; 2023)"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta musiibooyinka Qaranka SoDMA Xarunteeda ka digista Halis-wadareedka oo digniin iyo talabixinba siineeysa bulshada Soomaaliyeed si ay uga taxadaraan khataraha uga imaankara daadad ama fatahaado ka dhalankara roobka xilliga Gu&#8217;ga oo ka curtay qeybo kamid ah dalka, In kastoo la saadaalinayo in ay roobabkaasi noqonayaan kuwo xaddi ahaan ka hooseeyndoona intii xilliga Gu\u2019ga la heli jiray.<\/p>\n<p>Waxay saadaashu roobka xiliga Gu\u2019ga Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca ugu horeeya ee Bisha May 2023ka muujinaysaa in roob xoogan ka di\u2019i doonaan qaar ka mid ah gobollada dalka Sida; Awdal, waqooyi-galbeed, Sool, Sanaag, Togdheer, Bari, Nugaal, Mudug, Galgaduud, Hiiraan, Shabeelada-Dhaxe, Banaadir, Shabeelada-Hoose, Jubad-dhaxe iyo\u00a0 Jubada-Hoose sida saadaashu sheegayso waxay helidoonaan roobab fiican oo cabirkoodu gaarayo 50 illaa 150 (mm).<\/p>\n<p>Waxaa si adag looga digayaa bulshada ku nool Gobalada kor ku xusan iyo Wabiga hareerihiisa in ay aad uga feejignadaan saameynta roobku ku yeelan karo naftooda iyo Hantidoodaba.<\/p>\n<p>Insha Allah &#8230;. \u0625\u0650\u0646\u0652 \u0634\u064e\u0627\u0621\u064e \u0671\u0644\u0644\u064e\u0651\u0670\u0647\u064f<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485847 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAADAASHA-ROOBKA-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1152\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAADAASHA-ROOBKA-1.jpg 1600w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAADAASHA-ROOBKA-1-300x216.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAADAASHA-ROOBKA-1-1024x737.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAADAASHA-ROOBKA-1-768x553.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAADAASHA-ROOBKA-1-1536x1106.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/SAADAASHA-ROOBKA-1-860x619.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Hay\u2019adda Maareynta musiibooyinka Qaranka SoDMA Xarunteeda ka digista Halis-wadareedka oo digniin iyo talabixinba siineeysa bulshada Soomaaliyeed si ay uga taxadaraan khataraha uga imaankara daadad ama fatahaado ka dhalankara roobka xilliga Gu&#8217;ga oo ka curtay qeybo kamid ah dalka, In kastoo la saadaalinayo in ay roobabkaasi noqonayaan kuwo xaddi ahaan ka hooseeyndoona intii xilliga Gu\u2019ga la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":485845,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485844","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485844","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485844"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485848,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485844\/revisions\/485848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}