{"id":485788,"date":"2023-05-02T09:57:32","date_gmt":"2023-05-02T06:57:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485788"},"modified":"2023-05-02T09:57:32","modified_gmt":"2023-05-02T06:57:32","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sheegay-in-uu-dalka-ka-hirgelin-doono-doorasho-qof-iyo-cod-ah-2026-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-sheegay-in-uu-dalka-ka-hirgelin-doono-doorasho-qof-iyo-cod-ah-2026-ka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in uu dalka ka hirgelin doono doorasho qof iyo cod ah 2026-ka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu qorsheynayo sidii ay dalka ugu dhici lahayd doorasho qof iyo cod ah marka la gaaro 2026-da.<\/p>\n<p>Madaxweyanah oo ka hadlayay barnaamijka dood furan ah oo xalay lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ay 2026 ka go\u2019an tahay inaan lagu noqon hoolka Afisyoone ee lagu qaban jiray doorashada dadban, isagoo intaa raaciyay in uu arrintaasi ka leeyahay qorshe cad.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh &#8220;Qorshaheennu waa in doorasho qof iyo cod ah ay dalka ka dhacdo sanadka 2026, dedaalkeedana maanta ayaan billaabaynaa&#8221;.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu intaasi ku daray in aysan waqtigu ka dhigi doonin ciriiri balse ay hadda billaabi doonaan geeddi socodka doorashada qof iyo codka ah, wuxuuna intaa raaciyay in ay\u00a0 jiraan noocyo kala duwan oo ku aaddan doorashooyinka taasina ay ka tashan doonaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu qorsheynayo sidii ay dalka ugu dhici lahayd doorasho qof iyo cod ah marka la gaaro 2026-da. Madaxweyanah oo ka hadlayay barnaamijka dood furan ah oo xalay lagu qabtay Muqdisho ayaa sheegay in ay 2026 ka go\u2019an tahay inaan lagu noqon hoolka Afisyoone ee lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":485789,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485788","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485788","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485788"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485788\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485790,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485788\/revisions\/485790"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485789"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485788"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485788"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485788"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}