{"id":485771,"date":"2023-05-01T21:24:22","date_gmt":"2023-05-01T18:24:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485771"},"modified":"2023-05-01T21:28:05","modified_gmt":"2023-05-01T18:28:05","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-suaalo-toos-ah-uga-jawaabaya-dadweynaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-suaalo-toos-ah-uga-jawaabaya-dadweynaha\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo Su&#8217;aalo toos ah uga jawaabaya dadweynaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) : Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa si toos ah dadweynaha uga jawaabaya su&#8217;aalalaha ay ka qabaan nidaamka dowlad dhiska Soomaaliya, waxqabadka dowladda iyo la dagaalanka xagjirka.<\/p>\n<p>Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wajiga 1-aad ee dagaalka lagu qaaday kooxda Khawaarjita uu ahaa mid qorshaysan, lagana gaaray guul la taaban karo, iyadoo dowladdu ay si fiican kaga faa&#8217;iidaysatay uma jihaysay kacdoonka dadweynaha ee ka dhanka ah khawaarijta.<\/p>\n<p>\u201cBaabuur kasto oo ka yimaada Mudug, Baladweyn, ama Hirshabelle Xamar wuxuu ku yimaadaan nabad marka laga reebo inyar oo kamid Galgaduud \u201c ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweynaha ayaa xusay in dowladdu ay garowsantahay kaalinta muuqata ee macawisleydu ka gaysteen jabinta Khawaarijta, islamarkaana ay dowladdu ajande ka leedahay maarayntooda marka Al-shabaab meesha laga saaro.<\/p>\n<p>Dhinaca kale madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bogaadiyey Baarlamaanka dalka oo meel mariyey 11-hindise sharciyeed oo xukuumaddu u soo gudbisay, kuwaas oo muhiim u ah dhismaha hay&#8217;adaha dowliga ah, islamarkaana kaabaya horumarka dalka ee dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo hufnaanta maamulka dowliga ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo wax laga weydiiyey colaadda Laascaanood ayaa sheegay in dowladdiisu ay ahmiyad wayn siinayso sidii\u00a0 xasiloono looga dhalin lahaa gobolka Sool, taas oo aan loo adeegsan caburin iyo dagaal.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa aahmiyadda 1-aad noo ah in la joojiyo xabadda Laascaanood, walaalaha Waqooyi nabad ayaan ugu baaqayaa, wax walba oo Laascaano ka dhacayana waxa reer Laascaano rabaan ayey ku soo dhammaan doonaan\u201d.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayey xiriirka dowladda FS iyo dowlad goboleedyada dalka, gaar ahaan Puntland ayuu sheegay madaxweyne Xasan Sheekh in wadashaqayn wanaagsani ka dhaxayso.<\/p>\n<p>&#8220;Wax Khilaaf ah oo u dhexeeya Dowladda federaalka iyo Puntland ma jirto&#8221; ayuu yiri madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Madasha su&#8217;aalo weydiinta madaxweynaha\u00a0 oo wali socota, wixii macluumaad ah oo ku soo kordha kala soco SONNA<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) : Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa si toos ah dadweynaha uga jawaabaya su&#8217;aalalaha ay ka qabaan nidaamka dowlad dhiska Soomaaliya, waxqabadka dowladda iyo la dagaalanka xagjirka. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in wajiga 1-aad ee dagaalka lagu qaaday kooxda Khawaarjita uu ahaa mid qorshaysan, lagana gaaray guul la taaban [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":485772,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485771","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485771","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485771"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485771\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485776,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485771\/revisions\/485776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485772"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485771"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485771"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485771"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}