{"id":485756,"date":"2023-05-01T18:44:03","date_gmt":"2023-05-01T15:44:03","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485756"},"modified":"2023-05-01T18:44:03","modified_gmt":"2023-05-01T15:44:03","slug":"raiilsal-wasaare-xamse-oo-u-hambalyeeyey-shaqaale-weynaha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiilsal-wasaare-xamse-oo-u-hambalyeeyey-shaqaale-weynaha-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iilsal wasaare Xamse oo u hambalyeeyey shaqaale weynaha Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta munaasabadda maalinta shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo awgeed, waxaa uu hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa xusay doorka muhiimka ah ee shaqaalaha Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarka dalka, isaga oo ku bogaadiyey dadaalka ay geliyaan horumarinta iyo dib u dhiska dalka.<\/p>\n<p>Mudane Xamse ayaa xusay in Xukuumadda Dan-qaran ay dadaal xooggan gelisay dejinta iyo ansixinta siyaasado iyo shuruuc kala duwan oo xaqiijinaya xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed, waxaana uu Alle uga baryay iyaga iyo qoysaskooda horumar iyo baraare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta munaasabadda maalinta shaqaalaha Adduunka ee 1-da Maajo awgeed, waxaa uu hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda. Ra\u2019iisul wasaare Xamse ayaa xusay doorka muhiimka ah ee shaqaalaha Soomaaliyeed ay ku leeyihiin horumarka dalka, isaga oo ku bogaadiyey dadaalka ay geliyaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":485757,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485756","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485758,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485756\/revisions\/485758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}