{"id":485681,"date":"2023-04-29T16:44:22","date_gmt":"2023-04-29T13:44:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485681"},"modified":"2023-04-29T16:44:22","modified_gmt":"2023-04-29T13:44:22","slug":"guddoomiyaha-xiriirka-kubadda-cagta-oo-ka-warbixiyay-diyaar-garowga-xulka-qaranka-ee-17-jirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-xiriirka-kubadda-cagta-oo-ka-warbixiyay-diyaar-garowga-xulka-qaranka-ee-17-jirada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta oo ka warbixiyay diyaar garowga Xulka Qaranka ee 17 jirada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Cali Shiine ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo u diyaar garowga ciyaarta xulkeena Qaranka uu ku wajahayo dhigooda Al-jeeriya.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cali Shiine oo warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay diyaarinta xulka 17 jirada ee kulanka furitaanka ee caawa, isaga oo tilmaamay in heer wanaagsan ay ka gaari doonaan tartanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, guddoomiyaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay u soo duceyaan Ciyaartoyda, isla markaasna u muujiyaan garab istaag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Guddoomiye Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Cali Shiine ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo u diyaar garowga ciyaarta xulkeena Qaranka uu ku wajahayo dhigooda Al-jeeriya. Guddoomiye Cali Shiine oo warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay diyaarinta xulka 17 jirada ee kulanka furitaanka ee caawa, isaga oo tilmaamay in heer wanaagsan ay ka gaari doonaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":485682,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485681","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485681","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485681"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485681\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485683,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485681\/revisions\/485683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485682"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485681"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485681"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485681"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}