{"id":485630,"date":"2023-04-28T10:54:07","date_gmt":"2023-04-28T07:54:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485630"},"modified":"2023-04-28T10:54:07","modified_gmt":"2023-04-28T07:54:07","slug":"shirka-isgaarsiinta-bariga-afrika-oo-lagu-soo-gabagabeeyay-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-isgaarsiinta-bariga-afrika-oo-lagu-soo-gabagabeeyay-kenya\/","title":{"rendered":"shirka Isgaarsiinta Bariga Afrika oo lagu soo gabagabeeyay kenya"},"content":{"rendered":"<p>Maamulada shirkadaha Isgaarsiinta Bariga Afrika ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir sanadle ah oo ay ka qeyb-galeen xubno matalayey Dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ah kii labaad ee la qabto laga soo bilaabo 2015-kii,waxaa ka qeybgalay shirkado ka socday dalka Soomaaliya sida Somtel iyo kuwo kale oo ay kamid ahaayeen safari com Airtell,MTM, Chine mobile iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Shirka ayaa mudadii uu socday looga hadlay iskaashiga heyadaha isgaasrsiinta iyo sidii la isu dhaafsan lahaa adeegyada lagama maarmaanka u ah dadweynaha.<\/p>\n<p>Maamulaha Shirkadda Somtel ee Soomaaliya Aadan Xaaji Yuusuf Ibraahim,ayaa kamid ahaa mas\u2019uliyiintii ka socday shirkadaha isgaarsiinta ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulada shirkadaha Isgaarsiinta Bariga Afrika ayaa Magaalada Nirobi ee Dalka Kenya ku soo gabagabeeyay shir sanadle ah oo ay ka qeyb-galeen xubno matalayey Dalka Soomaaliyeed. Shirkaan oo ah kii labaad ee la qabto laga soo bilaabo 2015-kii,waxaa ka qeybgalay shirkado ka socday dalka Soomaaliya sida Somtel iyo kuwo kale oo ay kamid ahaayeen safari com [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":485631,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485630","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485630","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485632,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485630\/revisions\/485632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}