{"id":485555,"date":"2023-04-27T09:36:00","date_gmt":"2023-04-27T06:36:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485555"},"modified":"2023-04-27T09:36:00","modified_gmt":"2023-04-27T06:36:00","slug":"dfs-oo-guddi-u-magacaawday-samatabixinta-muwaadiniinteenna-ku-xaniban-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dfs-oo-guddi-u-magacaawday-samatabixinta-muwaadiniinteenna-ku-xaniban-suudaan\/","title":{"rendered":"DFS oo guddi u magacaawday samatabixinta muwaadiniinteenna ku xaniban Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay\u00a0 isugu yimaadeen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, kaasi oo lagu magacaabay guddi ka shaqayn doona soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go\u2019doonsan colaadda ka taagan dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa warbixin shirka ka siisay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka Soomaaliyeed ku sugan dalka Suudaan oo maalmihii ugu danbeeyey hareeyeen colaado sokeeye, isagoo sheegay in ay Wasaaraddu xiriiro kala duwan la samaysay diblamaasiyiinta dowladaha deriska la ah Suudaan si ay ugu fududeeyaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay si nabad ah ugu talaabaan, isla markaana ay xuduudaha Suudaan ka howl galiyeen xarumo dadka Soomaaliyeed loogu fududaynayo isu socodka.<\/p>\n<p>Xubnaha guddiga la magacaabay ayaa ka kooban:-<\/p>\n<ol>\n<li>Mudane Abshir Cumar Jaamac \u2013 Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah Guddomiye<\/li>\n<li>Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal \u2013 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawida Xubin<\/li>\n<li>Mudane Axmed Macalin Fiqi \u2013 Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xubin<\/li>\n<li>Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir \u2013 Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Xubin<\/li>\n<li>Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye \u2013 Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xubin<\/li>\n<li>Mudane Dr Cali Xaaji Aadan \u2013 Wasiirka Caafimaadka iyo Dareyeelka Bulshada Xubin<\/li>\n<li>Mudane Maxamed Barre Maxamuud \u2013 Wasiirka Dhallinyarada iyo Cyaaraha Xubin<\/li>\n<li>Mudane Daauud Aweys Jaamac \u2013 Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xubin<\/li>\n<li>Mudane Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheekh bashiir \u2013 Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Xubin<\/li>\n<li>Mudane Maxamed Cali Xagaa \u2013 Wasiiru dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Ahna Ku Simaha Wasiirka Xubin<\/li>\n<li>Mudane Xirsi Jaamac Gaani \u2013 Wasiir Dowlaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Xubin<\/li>\n<li>Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf \u2013 Ergayga arrimaha xuquuqda soo-galootiga -Xiriiriye.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka ayaa faray guddiga in ay sida ugu dhakhsaha badan uga howlgalaan soo samatabixinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee weli ku xaniban dalka Suudaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485560 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD5.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD5.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD5-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD5-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD5-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD5-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485559 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD4-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD4-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD4-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD4-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD4-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD4-1-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485558 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD3.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD3.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD3-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485557 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD1-1.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD1-1.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD1-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD1-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD1-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD1-1-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485556 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/GUD-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay\u00a0 isugu yimaadeen xubno ka mid ah Golaha Wasiirada, kaasi oo lagu magacaabay guddi ka shaqayn doona soo celinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go\u2019doonsan colaadda ka taagan dalka Suudaan. Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":485556,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485555","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485561,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485555\/revisions\/485561"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}