{"id":485551,"date":"2023-04-26T21:00:07","date_gmt":"2023-04-26T18:00:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485551"},"modified":"2023-04-26T21:00:07","modified_gmt":"2023-04-26T18:00:07","slug":"guddoomiyaha-hayadda-somda-oo-la-kulmay-xubno-ka-tirsan-deeq-bixiyaasha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-somda-oo-la-kulmay-xubno-ka-tirsan-deeq-bixiyaasha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SOMDA oo la kulmay xubno ka tirsan Deeq-bixiyaasha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left\">Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Gobolleedyada Hirshabelle, Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay Deeq bixiyeyaasha Soomaaliya ee Arrimaha Gargaarka ka shaqeeya.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta arrimaha wada shaqeynta ee deeq-bixiyaasha, hay&#8217;adaha ka shaqeeya arrimaha bini-aadanimada iyo Dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulanka intuu socday ayaa diiradda lagu saaray hubinta tayeynta howlaha ka jawaabidda xaaladaha bini-adanimo ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii, Guddoomiyaha ayaa u mahadceliyay deeq bixiyaasha una balan qaaday in Dowladda Soomaaliya u fududaynayso fulinta mashaariicda arrimaha gargaarka bin&#8217;adannimo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-485552\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230426-WA0011.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230426-WA0011.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230426-WA0011-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-485553\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230426-WA0012.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230426-WA0012.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230426-WA0012-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka (SODMA) Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka Dowlad Gobolleedyada Hirshabelle, Galmudug, Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay Deeq bixiyeyaasha Soomaaliya ee Arrimaha Gargaarka ka shaqeeya. Kulankan ayaa looga hadlay xoojinta arrimaha wada shaqeynta ee deeq-bixiyaasha, hay&#8217;adaha ka shaqeeya arrimaha bini-aadanimada iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":485552,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485551","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485551","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485551"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485554,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485551\/revisions\/485554"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485552"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}