{"id":485429,"date":"2023-04-25T09:00:38","date_gmt":"2023-04-25T06:00:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485429"},"modified":"2023-04-25T09:00:43","modified_gmt":"2023-04-25T06:00:43","slug":"xulka-qaranka-kubadda-gacanta-ee-gabdhaha-dadoodu-ka-hoosayso-u17-iyo-u19-oo-gaaray-tanzania","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xulka-qaranka-kubadda-gacanta-ee-gabdhaha-dadoodu-ka-hoosayso-u17-iyo-u19-oo-gaaray-tanzania\/","title":{"rendered":"Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da&#8217;doodu ka hoosayso U17 iyo U19 oo gaaray Tanzania"},"content":{"rendered":"<p>Daarusalaam-(SONNA)-Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da&#8217;doodu ka hoosayso U17 iyo U19 ayaa gaaray Caasimadda Tanzania ee Daarusalaam halkaas oo ay ka furmayaan tartanka Zone 5 ee ciyaaraha kubadda gacanta gabdhaha.<\/p>\n<p>Xulka Qaranka gabdhaha U17 iyo U19 ayaa haddii ay ka soo gudbaan tartanka waddamada Zona 5 waxay u gudbi doonaan tartanka heerka qaaradda ee wadamada Afrika.<\/p>\n<p>Agaasimaha ciyaaraha ee wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Saciid Maxamed Xasan ( Saacid) oo intii aysan ka dhoofin magaalada Muqdisho la dardaarmay ciyaaryahannada iyo macalimiinta ayaa sheegay inay ka rajaynayaan matalaad qaran oo xirfad ciyaar iyo anshax labada wadata isagoo intaas ku daray in dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ay garab taaganyihiin oo ay guul.u rajaynaynayaan.<\/p>\n<p>Agaasime, Saacid Maxamed Xasan ayaa caddeeyay in Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS\u00a0 ay xoogga saartay horumarinta ciyaaraha kala duwan ee wiilal iyo gabdho leh isagoo ku ammaanay wasiir Maxamed Barre Maxamuud kaalinta uu ka gaystay horumarinta ciyaaraha dalka intii uu xafiiska joogay, isagoo si gooni ah u xusay tartanka dugsiyada waxbarashada oo qorshuhu yahay in mustaqbalka xulka Qaranka laga soo xulo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485434 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"810\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho1-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho1-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho1-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485433 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho2.jpg\" alt=\"\" width=\"745\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho2.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho2-300x225.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 745px) 100vw, 745px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485432 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/gabdho3.jpg\" alt=\"\" width=\"744\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/gabdho3.jpg 680w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/gabdho3-300x145.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 744px) 100vw, 744px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485431 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Gabdho4-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485430 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/gabdho5.jpg\" alt=\"\" width=\"744\" height=\"407\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/gabdho5.jpg 658w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/gabdho5-300x164.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 744px) 100vw, 744px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daarusalaam-(SONNA)-Xulka Qaranka kubadda gacanta ee gabdhaha da&#8217;doodu ka hoosayso U17 iyo U19 ayaa gaaray Caasimadda Tanzania ee Daarusalaam halkaas oo ay ka furmayaan tartanka Zone 5 ee ciyaaraha kubadda gacanta gabdhaha. Xulka Qaranka gabdhaha U17 iyo U19 ayaa haddii ay ka soo gudbaan tartanka waddamada Zona 5 waxay u gudbi doonaan tartanka heerka qaaradda ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":485432,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485429","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485429","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485435,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485429\/revisions\/485435"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}