{"id":485152,"date":"2023-04-20T13:20:42","date_gmt":"2023-04-20T10:20:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485152"},"modified":"2023-04-20T13:21:56","modified_gmt":"2023-04-20T10:21:56","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-hambalyo-u-diray-tartamayaasha-dhuusamareeb-ee-ku-guuleystay-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-hambalyo-u-diray-tartamayaasha-dhuusamareeb-ee-ku-guuleystay-tartan-cilmiyeedka-warbaahinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diray tartamayaasha magaalada Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane, Daa&#8217;uud Aweys Jaamac Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ee sanadkan uu ahaa mid aad u xiisa badan, wuxuu hambalyo u diray tartamayaasha degmada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug kaalinta koowaad ka galay tartanka iyo tartamayaasha degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo galay kaalinta labaad.<\/p>\n<p>&#8220;Waxan hambalyo hawada u marinayaa magaalada Dhusamareeb oo ku guuleysatey tartan aqooneedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan ee warbaahinta qaranka. Waxan iyaguna hambalyo u dirayaa magaalada Gaalkacyo oo kaalinta 2aad gashey iyo dhammaan degaannadii ka qeybgaley tartankan xiisaha leh ee dhalinyarada ku soo bandhigeen aqoontooda.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa tilmaamay in tartankani\u00a0 tusaale u yahay is dhaxgalka bulshada.<\/p>\n<p>&#8220;Tartankan wuxuu tusaale u yahay biseylka iyo is-dhexgalka bulshada Soomaaliyeed, iyo in la abuuro jawi ay dhalinyarada wanaagga ka wada shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Wasiir Daa&#8217;uud wuxuu ugu dambeyn bogaadiyay hawlwadeenada wasaaradda ee sida wanaagsan isugu dubba riday tartanka intii uu socday.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa sidoo kale amaan mudan hawlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska oo dadaal weyn u galey diyaarinta, iskudubaridka iyo hirgelinta tartankan xiisaha leh. Mar kale waxan idin leeyahay Ramadan Mubarak iyo Ciid Wanaagsan&#8221;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane, Daa&#8217;uud Aweys Jaamac Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka ee sanadkan uu ahaa mid aad u xiisa badan, wuxuu hambalyo u diray tartamayaasha degmada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug kaalinta koowaad ka galay tartanka iyo tartamayaasha degmada Gaalkacyo ee gobolka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":485153,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485152","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485152","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485152"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485152\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485155,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485152\/revisions\/485155"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485153"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485152"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485152"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485152"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}