{"id":485140,"date":"2023-04-20T12:37:37","date_gmt":"2023-04-20T09:37:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485140"},"modified":"2023-04-20T12:38:39","modified_gmt":"2023-04-20T09:38:39","slug":"dfs-iyo-wakiilllada-hayadaha-caalamiga-oo-ka-wada-hadlaya-samatabixinta-muwaaddiniinta-soomaaliyeed-ee-ku-godoonsan-dalka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dfs-iyo-wakiilllada-hayadaha-caalamiga-oo-ka-wada-hadlaya-samatabixinta-muwaaddiniinta-soomaaliyeed-ee-ku-godoonsan-dalka-suudaan\/","title":{"rendered":"DFS iyo wakiilllada Caalamiga oo ka wada hadlaya samatabixinta Soomaalida ku go&#8217;doonsan dalka Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane, Xamse Aadan Xaadoow, ayaa kulan iskugu yeeray Muqdisho qaar ka mid ah wakiillada hay&#8217;adaha caalamiga oo lagaga hadlayay samatabixinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go&#8217;doonsan dalka Suudaan oo ay ku dagaalamayaan Ciidamada Milatariga iyo kuwa Birmadka degdegga ah.<\/p>\n<p>Kulankani oo ay goobjoog ka ahayd Marwo Maryan Yaasiin Xaaji Yuusuf, Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan Arrimaha Carruurta iyo Xuquuqda Soo-Galootiga ayaa hadal uu ka jeediyay Xoghayaha Joogtada madashaasi waxa uu ku faah-faahiyay tallaabooyinka ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda u qaadday ka war-qabka iyo suuragalnimada daad-guraynta ardayda iyo qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane, Xamse Aadan Xaadoow, ayaa kulan iskugu yeeray Muqdisho qaar ka mid ah wakiillada hay&#8217;adaha caalamiga oo lagaga hadlayay samatabixinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku go&#8217;doonsan dalka Suudaan oo ay ku dagaalamayaan Ciidamada Milatariga iyo kuwa Birmadka degdegga ah. Kulankani oo ay goobjoog ka ahayd Marwo Maryan Yaasiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":485149,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485140"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485151,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485140\/revisions\/485151"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485149"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}