{"id":485125,"date":"2023-04-19T22:18:43","date_gmt":"2023-04-19T19:18:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485125"},"modified":"2023-04-19T22:18:43","modified_gmt":"2023-04-19T19:18:43","slug":"madaxweyne-laftagareen-oo-hambalyo-u-diray-abdifatah-iyo-maxamed-oo-kaalimaha-1-aad-iyo-2-aad-ka-galay-tartanka-quraanka-kariimka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-laftagareen-oo-hambalyo-u-diray-abdifatah-iyo-maxamed-oo-kaalimaha-1-aad-iyo-2-aad-ka-galay-tartanka-quraanka-kariimka\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Laftagareen oo Hambalyo u diray Abdifatah iyo Maxamed oo kaalimaha 1-aad iyo 2-aad ka galay Tartanka Qur&#8217;aanka Kariimka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hambaliyo udirey dhammaan Tartamiyaasha Quraanka Kariimka ee metelayey Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambaliyeyey Abdifatah Ahmed Mohamed oo kaalinta 1-aad galay iyo Mohamed Ibraahim Mohamed oo kaalinta 2-aad galay kuna Metelayey Tartanka Dowlada Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>&#8220;Alle ayey mahad usugnaatay waxaan hambaliyo udireyaa dhamaan tartamayaasha ku tartamayey akhriska Quranka Kariimka ee metelayey Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, si gaar ah waxaan Hambaliyo uleeyahay Abdifatah Ahmed Mohamed iyo Mohamed Ibraahim Mohamed oo metelayey Koonfur Galbeed kuna guulaystay tartanka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Laftagareen ayaa U-Mahadceliyey Waalidiinta iyo Maclimiinta Barbaariyey Wiilasha iyo Gabdhaha ku guulaystay Tartanka Quraanka Kariimka ah waxaana uu umahadceliyey cid waliba oo kaalin ka geysatay qabsoomida Tartanka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-485126\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0017.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0017.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0017-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0017-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0017-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0017-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-485127\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0016.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"824\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0016.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0016-300x229.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0016-1024x781.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0016-768x586.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230419-WA0016-860x656.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa hambaliyo udirey dhammaan Tartamiyaasha Quraanka Kariimka ee metelayey Dowlad Gobolleedyada iyo Gobolka Banaadir oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambaliyeyey Abdifatah Ahmed Mohamed oo kaalinta 1-aad galay iyo Mohamed Ibraahim Mohamed oo kaalinta 2-aad galay kuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":485126,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485125","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485125","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485125"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485125\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485128,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485125\/revisions\/485128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485125"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485125"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485125"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}