{"id":485058,"date":"2023-04-19T13:46:52","date_gmt":"2023-04-19T10:46:52","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=485058"},"modified":"2023-04-19T13:47:00","modified_gmt":"2023-04-19T10:47:00","slug":"booliska-gobolka-banaadir-oo-howlgallo-ka-sameeyay-qeybo-ka-mid-ah-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-gobolka-banaadir-oo-howlgallo-ka-sameeyay-qeybo-ka-mid-ah-caasimadda\/","title":{"rendered":"Booliska gobolka Banaadir oo howlgallo ka sameeyay qeybo ka mid ah Caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska Qeybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ku soo qabteen burcad hubeysan oo magaca Ciidamada qalabka sida dhac ku geysanayay.<\/p>\n<p>Howlgalka oo si gaar ah ugu dhacay qeybta bari ee gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qabtay maandooriye kala duwan iyo raggii ka ganacsanayay.<\/p>\n<p>Saraakiisha howlagalka hoggaamineysa ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in burcadda iyo kuwa lagu soo qabtay maandooriyaha la hor geyn doono caddaaladda sharcigana la waafajin doono.<\/p>\n<p>Ciidanka Qaranka ayaa bilihii lasoo dhaafay waxay howlgallo lagu baacsanayo burcadda, Ciyaal weerada iyo kooxaha gacan saarka la leh Khawaarijta ka wadeen degmooyinka xiga daafaha gobolka Banaadir, iyadoo dad weynaha halkaasi ku dhaqan ay si weyn usoo dhoweeyeen.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485061 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/BURCAD-2.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/BURCAD-2.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/BURCAD-2-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485060 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad3.jpg\" alt=\"\" width=\"1000\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad3.jpg 1000w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad3-300x135.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad3-768x346.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad3-860x387.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-485059 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad5.jpg\" alt=\"\" width=\"765\" height=\"1020\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad5.jpg 765w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Burcad5-225x300.jpg 225w\" sizes=\"auto, (max-width: 765px) 100vw, 765px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliska Qeybta guud ee Boliiska gobolka Banaadir ayaa howlgal ay sameeyeen 24-kii saac ee lasoo dhaafay waxay ku soo qabteen burcad hubeysan oo magaca Ciidamada qalabka sida dhac ku geysanayay. Howlgalka oo si gaar ah ugu dhacay qeybta bari ee gobolka Banaadir ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qabtay maandooriye kala duwan iyo raggii ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":485060,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-485058","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=485058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":485062,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/485058\/revisions\/485062"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/485060"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=485058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=485058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=485058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}