{"id":484923,"date":"2023-04-18T08:36:04","date_gmt":"2023-04-18T05:36:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484923"},"modified":"2023-04-18T08:36:04","modified_gmt":"2023-04-18T05:36:04","slug":"wasiiru-dowlaha-qorsheynta-oo-booqday-xarunta-hayadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-qorsheynta-oo-booqday-xarunta-hayadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiiru-dowlaha qorsheynta oo booqday xarunta hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru-dwlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa Booqday xarunta dhexe ee hay\u2019adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xaruntaan ku soo dhaweeyey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda qorsheynta Qaranka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha iyo Wasiirka ayaa\u00a0 ka wada hadlay sidii ay Wasaaradda qorsheynta iyo hay\u2019adda SoDMA wada shaqeyn dhow u yeelan lahaayeen, kaasi oo la isku afgartay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru-dwlaha Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdirashiid Jire Qalinle, ayaa Booqday xarunta dhexe ee hay\u2019adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA. Guddoomiyaha hay\u2019adda maareynta musiibooyinka Qaranka ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xaruntaan ku soo dhaweeyey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda qorsheynta Qaranka. Guddoomiyaha iyo Wasiirka ayaa\u00a0 ka wada hadlay sidii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484924,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484923","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484923","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484923"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484923\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484925,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484923\/revisions\/484925"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484924"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484923"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484923"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484923"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}