{"id":484892,"date":"2023-04-17T11:58:10","date_gmt":"2023-04-17T08:58:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484892"},"modified":"2023-04-17T11:58:10","modified_gmt":"2023-04-17T08:58:10","slug":"ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-fariisimo-ay-khawaarijtu-si-dhuumaaleysi-ah-u-imaan-jirtay-ee-katirsan-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-bur-buriyay-fariisimo-ay-khawaarijtu-si-dhuumaaleysi-ah-u-imaan-jirtay-ee-katirsan-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo bur-buriyay fariisimo ay khawaarijtu si dhuumaaleysi ah u imaan jirtay ee katirsan Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka41aad gutada 5naad Qeybta-27aad iyo ciidanka\u00a0 degaanka ayaa howlgal waxa ay saakay ka sameyeen inta u dhaxeeyso degaannada Buuloburde ilaa Halgan ee jiinka wabiga.<\/p>\n<p>Holgalka ayaa waxa hoggaminay taliyaha ururka41-aad gutada 5-aad Qeybta27-aad Xuseen Xasan Hoorow qeybna uu ka ahay korneel Cabdinasir Cali Cabdi waxana ay ciidamada ay cagta mariyeen degaanno dhowr ah oo kamid ahayeen Berayabal iyo jicibow oo ay khawarijta Al-shabab si dhumaaleysi ah ku imaan jireen<\/p>\n<p>Ciidanka ayaa burburiyey fariisimo ay Khawaarijtu si dhuumaaleysi ah ku imaan jireen, waxaana dhamaan deegaanadii ay tageen ciidanku isaga cararay Khawaarijtii joogtay, sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysa howlgalka.<\/p>\n<p>Ciidamda xoogga dalka iyo kuwa degaanka aya degaanno dhaca koonfurta goblka Hiiraan waxa ay ka wadaan howlgallo looga sifeeynayo haraadiga kooxda khawaarijta,waxana ciidmaada ay la wareegeen degaanno ay fariisimo ku lahayeen khawaarijta<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484893 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/howlaggg.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/howlaggg.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/howlaggg-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/howlaggg-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/howlaggg-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484894 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hhgggffsff.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hhgggffsff.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hhgggffsff-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hhgggffsff-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hhgggffsff-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484895 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiii88.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiii88.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiii88-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiii88-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiii88-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484896 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiran00000.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiran00000.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiran00000-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiran00000-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/hiiran00000-860x645.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Cidanka xoogga dalka gaar ahaan ururka41aad gutada 5naad Qeybta-27aad iyo ciidanka\u00a0 degaanka ayaa howlgal waxa ay saakay ka sameyeen inta u dhaxeeyso degaannada Buuloburde ilaa Halgan ee jiinka wabiga. Holgalka ayaa waxa hoggaminay taliyaha ururka41-aad gutada 5-aad Qeybta27-aad Xuseen Xasan Hoorow qeybna uu ka ahay korneel Cabdinasir Cali Cabdi waxana ay ciidamada ay cagta mariyeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":484897,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484892","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484898,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484892\/revisions\/484898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}