{"id":484864,"date":"2023-04-16T20:08:30","date_gmt":"2023-04-16T17:08:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484864"},"modified":"2023-04-16T20:52:25","modified_gmt":"2023-04-16T17:52:25","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay-wada-hadallo-deg-deg-ah-oo-ay-yeesheen-madaxda-urur-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay-wada-hadallo-deg-deg-ah-oo-ay-yeesheen-madaxda-urur-igad\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb-galay shir deg deg ah oo ay yeesheen Madaxda Ururka IGAD"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen iska-hor imaadyada hubaysan ee ka socda dalka Suudaan.<\/p>\n<p>Shirkan oo ahaa mid Madaxdu ay ku yeesheen habka fogaan aragga ah ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyaddu waxa uu la wadaagay hoggaamiyeyaasha kale ee dalalka IGAD sida dowladda Soomaaliya ay uga walaacsan tahay xaaladda dalka Suudaan, ayna codkeeda heer gobol iyo heer qaaradeedba ay ku garab istaagayso nabadda, midnimada iyo dowladnimada walaalahooda Suudaan oo hiil taariikhi ah u muujiyey dalkeenna, xilliyadii adkaa.<\/p>\n<p>Ugu dambayn, madaxda dalalka IGAD ee shirkan ka qayb galay ayaa isku raacay in si deg-deg loogu diro dalka Suudaan wafdi ka shaqeeya joojinta colaadda iyo billaabidda wadahadallo lagu dhammeynayo caqabadaha jira, si loo celiyo nabadda iyo xasilloonida dalka Suudaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-484865\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681664611631.jpg\" alt=\"\" width=\"721\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681664611631.jpg 721w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681664611631-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681664611631-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681664611631-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681664611631-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 721px) 100vw, 721px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-484866\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230416-WA0011.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"700\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230416-WA0011.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230416-WA0011-300x194.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230416-WA0011-1024x664.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230416-WA0011-768x498.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230416-WA0011-860x557.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/>0<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay wada-hadallo degdeg ah oo ay yeesheen Madaxda Dalalka Urur Goboleedka IGAD, kuwaas oo ay kaga arrinasadeen iska-hor imaadyada hubaysan ee ka socda dalka Suudaan. Shirkan oo ahaa mid Madaxdu ay ku yeesheen habka fogaan aragga ah ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyaddu waxa uu la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":484865,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484864","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484864","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484864"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484864\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484881,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484864\/revisions\/484881"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484864"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484864"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484864"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}