{"id":484850,"date":"2023-04-16T13:45:51","date_gmt":"2023-04-16T10:45:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484850"},"modified":"2023-04-16T13:52:10","modified_gmt":"2023-04-16T10:52:10","slug":"howlgal-lagu-qaarajiyay-horjoogayaal-ka-tirsan-kooxda-khawaariijta-oo-ka-dhacay-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgal-lagu-qaarajiyay-horjoogayaal-ka-tirsan-kooxda-khawaariijta-oo-ka-dhacay-galgaduud\/","title":{"rendered":"Howlgal lagu qaarajiyay horjoogayaal ka tirsan Kooxda Khawaariijta oo ka dhacay Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Howlgal gaar ah oo ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka ay ka sameeyeen deegannada Ceel Qansax &amp; Ceel Huyun oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lagu qaarajiyay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Khawaariijta ah.<\/p>\n<p>Cartan Iley oo ahaa Gacan-yaraha Koba kutukade ayaa lagu dilay howlgalka sidoo kale Ciidanku waxaa ay burburiyeen saldhigyadii Kooxda Khawaarijta ee deegaannadaas.<\/p>\n<p>Horjooge Daahir Calasoow oo dhibaato xoogan ka geeystay Gobollada Galgaduud iyo Shabeellaha dhexe ayaa sidoo kale lagu dhaawacay howlgalkaan gaarka ah .<\/p>\n<p>Ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka ayaa howlgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada degaanno baban oo katirsan Galgaduud,halkaa oo ay ciidamada gacanta ku dhigeen degaanno horay gacanta ugu hayeen khawaarijta<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Howlgal gaar ah oo ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreeynta deegaanka ay ka sameeyeen deegannada Ceel Qansax &amp; Ceel Huyun oo ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa lagu qaarajiyay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Khawaariijta ah. Cartan Iley oo ahaa Gacan-yaraha Koba kutukade ayaa lagu dilay howlgalka sidoo kale Ciidanku waxaa ay burburiyeen saldhigyadii Kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":484770,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484850","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484850","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484850"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484850\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484854,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484850\/revisions\/484854"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484850"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484850"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484850"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}