{"id":484806,"date":"2023-04-16T04:18:25","date_gmt":"2023-04-16T01:18:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484806"},"modified":"2023-04-16T04:18:25","modified_gmt":"2023-04-16T01:18:25","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-dagaalka-maanta-ka-dhacay-dalka-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-dagaalka-maanta-ka-dhacay-dalka-sudan\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaalka maanta ka dhacay dalka Sudan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, isla markaana ay is xakameeyaan, ayna guda-galaan wadahadal lagu xalinayo khilaafka si loo dhowro amniga iyo xasiloonida siyaasadeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-484807\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230415-WA0001-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1397\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230415-WA0001-1.jpg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230415-WA0001-1-232x300.jpg 232w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230415-WA0001-1-792x1024.jpg 792w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230415-WA0001-1-768x993.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230415-WA0001-1-860x1112.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa ay muujinaysaa sida ay uga walaacsan tahay isku-dhacyada hubaysan ee u dhexeeya Ciidamada iyo Xoogagga Birmadka Deg-degga ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Suudaan. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqaysaa dhammaan dhinacyada ku lugta leh dirirta in ay si deg deg ah u joojiyaan colaadda, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":479018,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484806","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484806"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484808,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484806\/revisions\/484808"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/479018"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}