{"id":484785,"date":"2023-04-15T16:30:50","date_gmt":"2023-04-15T13:30:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484785"},"modified":"2023-04-15T16:30:50","modified_gmt":"2023-04-15T13:30:50","slug":"ciidanka-xoogga-oo-10-dhagar-qabe-ku-dilay-shabeellada-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-10-dhagar-qabe-ku-dilay-shabeellada-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka xoogga oo 10 dhagar qabe ku dilay Shabeellada hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka ayaa duleedka degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose ku laayay koox Khawaarij ah oo doonaysay inay jidka u galaan kolonyo ka tirsan ciidanka ATMIS.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta qaranka u sheegay inay halkaas ku dileen ugu yaraan 10 dhagarqabe, kuwaas oo meydadkooda ay warbaahinta u soo bandhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka xoogga dalka ayaa duleedka degaanka Jannaale ee gobolka Shabeellada hoose ku laayay koox Khawaarij ah oo doonaysay inay jidka u galaan kolonyo ka tirsan ciidanka ATMIS. Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ayaa warbaahinta qaranka u sheegay inay halkaas ku dileen ugu yaraan 10 dhagarqabe, kuwaas oo meydadkooda ay warbaahinta u soo bandhigeen.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484792,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484785","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484785","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484785"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484785\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484794,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484785\/revisions\/484794"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484792"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484785"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484785"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484785"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}