{"id":484782,"date":"2023-04-15T16:30:22","date_gmt":"2023-04-15T13:30:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484782"},"modified":"2023-04-15T16:31:12","modified_gmt":"2023-04-15T13:31:12","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay-shirka-saddex-geesoodka-ah-ee-dalalka-soomaaliya-talyaaniga-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qeyb-galay-shirka-saddex-geesoodka-ah-ee-dalalka-soomaaliya-talyaaniga-iyo-itoobiya\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay  shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Shir Madaxeedka dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya ayaa looga wadahadlay iskaashiga dhinacyada Amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo maalgashiga, sidoo kale kulanka ayaa lagu lafo-guray danaha wadajirka ee ka dhaxeeya saddexda dowladood si loo xaqiijiyo qorsheyaasha muhiimka u ah shucuubtooda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa la wadaagay Madaxda Shirka guulaha miro-dhalka ah ay sida wadajirka ah u gaareen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ee ku aaddan ka xoreynta dalkeenna argagixisada, isaga oo tilmaamay in dadka Soomaaliyeed ay ka go&#8217;an tahay xaqiijinta Soomaaliya xor ka ah khawaarijta Al Shabaab, hurmuudna u noqota horumarka iyo xasilloonida Gobolka.<\/p>\n<p>Dhankooda, Ra\u2019iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga Marwo Giorgia Meloni iyo Ra&#8217;iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiye Axmed ayaa bogaadiyey guulaha wax ku oolka ah ee laga gaaray wajiga koowaad ee howlgalka dalka lagaga xoreynayo argagixisada, iyagoo xusay ahmiyadda ay u leedahay in dalalka Gobolka iska kaashadaan ciribtirka argagixisada, gaar ahaan Waddamada safka hore ee dariska la ah Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-484784\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565295092.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565295092.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565295092-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565295092-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565295092-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565295092-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-484786\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565288891.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565288891.jpg 719w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565288891-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565288891-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565288891-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565288891-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-484787\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565290709-1.jpg\" alt=\"\" width=\"719\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565290709-1.jpg 719w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565290709-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565290709-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565290709-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565290709-1-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 719px) 100vw, 719px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-484788\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565292363.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565292363.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565292363-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565292363-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565292363-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1681565292363-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Addis Ababa uga qeybgalay shirka saddex-geesoodka ah ee dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya. Shir Madaxeedka dalalka Soomaaliya, Talyaaniga iyo Itoobiya ayaa looga wadahadlay iskaashiga dhinacyada Amniga, dhaqaalaha, ganacsiga iyo maalgashiga, sidoo kale kulanka ayaa lagu lafo-guray danaha wadajirka ee ka dhaxeeya saddexda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":484786,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484782","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484791,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484782\/revisions\/484791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484786"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}