{"id":484728,"date":"2023-04-14T22:33:06","date_gmt":"2023-04-14T19:33:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484728"},"modified":"2023-04-14T22:33:23","modified_gmt":"2023-04-14T19:33:23","slug":"ciidamada-xoogga-oo-howlgallo-ballaaran-ka-ka-wada-deegaanno-hor-leh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-oo-howlgallo-ballaaran-ka-ka-wada-deegaanno-hor-leh\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga oo howlgallo ballaaran ka ka wada deegaanno hor leh"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka xooga dalka ayaa burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku leheed Ceel biyoodyo hoostaga deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Taliyaha Guutada 4aad ee qaybta 27aad Kornayl, Saneey Cabdulle ayaa sheegay in Khawaarijta ay ugu galayaan gododka iyo geedaha ay ku dhuumaaleeysanayaan.<\/p>\n<p>\u201cIntii uu socday howlgalka waxaa Ciidamada bixiyeen Miinooyin Khawaarijtu galisay Jidadka ugu mashquulka badan ee ay isticmaalaan shacabka Gobollada Galgaduud iyo Shabeellada dhexe, kaas oo isku xira Wabxo, Budbud iyo Galcad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Ciidanka xooga dalka ayaa burburiyay fariisimo Khawaarijtu ku leheed Ceel biyoodyo hoostaga deegaanka Budbud ee Gobolka Galgaduud. Taliyaha Guutada 4aad ee qaybta 27aad Kornayl, Saneey Cabdulle ayaa sheegay in Khawaarijta ay ugu galayaan gododka iyo geedaha ay ku dhuumaaleeysanayaan. \u201cIntii uu socday howlgalka waxaa Ciidamada bixiyeen Miinooyin Khawaarijtu galisay Jidadka ugu mashquulka badan ee ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484729,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484728","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484728","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484728"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484728\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484730,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484728\/revisions\/484730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484729"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484728"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484728"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484728"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}