{"id":484673,"date":"2023-04-14T14:47:37","date_gmt":"2023-04-14T11:47:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484673"},"modified":"2023-04-14T14:51:58","modified_gmt":"2023-04-14T11:51:58","slug":"ciidamada-danab-oo-la-wareegay-deegaanno-cusub-oo-ka-ka-tirsan-gaal-gaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-danab-oo-la-wareegay-deegaanno-cusub-oo-ka-ka-tirsan-gaal-gaduud\/","title":{"rendered":"Ciidamada Danab oo la wareegay deegaanno cusub oo \\ka tirsan Gaal-gaduud"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Kumaandooska XDS ee Danab ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab kala wareegay goobo cusub iyo difaacyo\u00a0 ay ku lahaayeen deegaanada Geryaale, iyo Ceel-juqoow, uu dhaca gobolka Gaal-guduud.<\/p>\n<p>Majirin wax iska caabin ah oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay kala kulmeen la wareegista deegaanadaasi cusub iyo difaacyada Khawaarijta Al-shabaab,gaar ahaan goobo gabbaad ah oo isugu jiray godad iyo dhul howd ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ururka 4-aad guutada 16-aad ee kumaandooska XDS ee Danab Laba xidigle Cabdulaahi Mustaf ayaa Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in khawaarijta ay ka nadiifiyeen god kasta iyo geed kasta oo ay gabaad kadhigan jireen.<\/p>\n<p>Xilligaan waxaa socda \u00a0howlgallo dheeraad ah oo lagu baacsanaayo kooxaha khawaarijta,waxaana warku intaa ku daray in goobohii lala wareegay lagu sameeyay baaritaanno qeyb ka ah xasilita halkaasi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484677 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan3-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan3-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan3-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan3-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan3-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan3.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484678 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan4-1024x768.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"768\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan4-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan4-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan4-768x576.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan4-860x645.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/deegaan4.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Kumaandooska XDS ee Danab ayaa maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab kala wareegay goobo cusub iyo difaacyo\u00a0 ay ku lahaayeen deegaanada Geryaale, iyo Ceel-juqoow, uu dhaca gobolka Gaal-guduud. Majirin wax iska caabin ah oo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay kala kulmeen la wareegista deegaanadaasi cusub iyo difaacyada Khawaarijta Al-shabaab,gaar ahaan goobo gabbaad ah oo isugu jiray godad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":484674,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484673","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484673"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484680,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484673\/revisions\/484680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}