{"id":484581,"date":"2023-04-13T16:16:39","date_gmt":"2023-04-13T13:16:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484581"},"modified":"2023-04-13T16:31:58","modified_gmt":"2023-04-13T13:31:58","slug":"soomaaliya-iyo-jarmalka-oo-kala-saxiixday-heshiis-dhaqaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-jarmalka-oo-kala-saxiixday-heshiis-dhaqaale\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis dhaqaale"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiiday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo dollarka Mareykanka ah, si wax looga\u00a0 qabto dib u soo kabashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Heshiiskan oo socday ku dhowaad labo sano ayay maanta ku kala saxiixdeen magaalada Muqdisho hay\u2019adda Gargaara oo ah laan ka mid ah Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo taageerta ganacsiga iyo Bankigyada iyo\u00a0 Bankiga horumarinta Jarmalka ee Germany (KFW).<\/p>\n<p>Maal gelinta ayaa xoogga saari doonta ilaha kala duwan ee wax soo saarka dalka, sida Beeraha, Xoolaha, kalluumeysiga, Tamarta, Dalxiiska, Caafimaadka, Waxbarashada iyo Horumarinta dhallinyarada.<\/p>\n<p>Munaasabadda ayaa waxaa goobjoog ka ahaa qaar ka mid ah Agaasimyaasha guud ee Wasaaradda ee ay khuseyso shaqadan, Madaxda sare ee Gargaara, Madaxda Bankiyada Somaaliyeed iyo madaxda Horumarinta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Safaaradda Germany Soomaaliya oo ay wehliyaan saraakiisha mashruucan.<\/p>\n<p>Guddoomaiyaha Hay\u2019adda Gargaara, Suleymaan Cabdi Ducaale ayaa kaga mahad celiyay shacabka iyo Dowladda Jarmalka taagerada ay la garab taagan-yahiin bulshada Soomaaliyeed, waxuuna hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay u leedahay taagaeradan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxa horumarinta iyo Iskaashiga Safaaradda Jarmalka Soomaaliya, Allena Kern ayaa sheegtay in ay ku kalsoon tahay taageerada Gargaara ay siiso ganacsiyada gaarka, waxanay u ballan qaadday taageera buuxda.<\/p>\n<p>Jarmalka waxa uu ka mid\u00a0 yahay dalalka sida wayn u taageera dowladda Soomaaliya, isagoo ka caawiya dhinacyada, gargaarka, horumarinta, farsamada ganacta, caafimaadka, waxbarashada iyo amniga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484586 size-large\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar5-1024x576.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar5-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar5-300x169.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar5-768x432.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar5-1536x864.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar5-860x484.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar5.jpg 1600w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484585 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar4-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484584 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar3.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"761\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar3.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar3-300x223.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar3-768x571.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar3-860x639.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484583 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Jar2-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484582 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/JAR1.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"785\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/JAR1.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/JAR1-300x230.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/JAR1-768x589.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/JAR1-860x659.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Dowladaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa kala saxiiday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo dollarka Mareykanka ah, si wax looga\u00a0 qabto dib u soo kabashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya. Heshiiskan oo socday ku dhowaad labo sano ayay maanta ku kala saxiixdeen magaalada Muqdisho hay\u2019adda Gargaara oo ah laan ka mid ah Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484587,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484581","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484581"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484594,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484581\/revisions\/484594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484587"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}