{"id":484472,"date":"2023-04-12T13:08:01","date_gmt":"2023-04-12T10:08:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484472"},"modified":"2023-04-12T13:08:01","modified_gmt":"2023-04-12T10:08:01","slug":"masar-oo-beenisay-sir-ku-saabsan-in-ruushka-ay-siiyeen-gantaallo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/masar-oo-beenisay-sir-ku-saabsan-in-ruushka-ay-siiyeen-gantaallo\/","title":{"rendered":"Masar oo beenisay sir ku saabsan in Ruushka ay siiyeen gantaallo"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo u hadlay Masar ah ayaa beeniyay in Ruushka ay siiyeen 40,000 oo gantaallo ah, si dalkaasi ay ugu adeegsadaan dagaalka ka dhanka ah Ukraine.<\/p>\n<p>Sarkaalkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa Talaadadii la hadlay shabakada wararka ee Al-Qaahira, kadib warbixin ay daabacday maalin ka hor Washington Post.<\/p>\n<p>Wargeyska oo soo xiganaya \u00a0dukumentiyada\u00a0 sirta ah ee Maraykanka ayaa sheegay in madaxda dalkaasi ay si sir ah u gudbiyeen qalabkaasi,iyadoo laga\u00a0 fogaanayo dhibaatooyinka reer galbeedka.<\/p>\n<p>Sarkaalkaan ayaa ku tilmaamay warbixinta Washington Post warar been abuur ah ,wuxuuna intaa ku daray in Masar ay raacday siyaasad ahaan nidaamka isku \u00a0dheellitiran ee lagu go\u2019aamiyo nabadda, xasilloonida iyo horumarka dunida.<\/p>\n<p>Qayb ka mid ah dukumeentiga sirta ah ee ku taariikhaysan 17-kii Febraayo ,waxaa masar \u00a0lagu eedeeyay inay Ruushka siiyaan madaafiic iyo baaruud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo u hadlay Masar ah ayaa beeniyay in Ruushka ay siiyeen 40,000 oo gantaallo ah, si dalkaasi ay ugu adeegsadaan dagaalka ka dhanka ah Ukraine. Sarkaalkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa Talaadadii la hadlay shabakada wararka ee Al-Qaahira, kadib warbixin ay daabacday maalin ka hor Washington Post. Wargeyska oo soo xiganaya \u00a0dukumentiyada\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":484474,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484472","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484475,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484472\/revisions\/484475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}