{"id":484468,"date":"2023-04-12T12:33:58","date_gmt":"2023-04-12T09:33:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484468"},"modified":"2023-04-12T13:28:31","modified_gmt":"2023-04-12T10:28:31","slug":"guddoomiye-sheekh-aadan-madoobe-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-sheekh-aadan-madoobe-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyed\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo hambalyo u diray Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guurada 63-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay 12-ka April 1960-kii.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa farxada munaasabadan qiimaha badan ee aas aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed la qeybsaday saraakiisha, saraakiil-xigeennada, alifleyda, dableyda, xaasaskooda iyo caruurtooda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa Ciidanka Xoogga Dalka ku tilmaamay in ay yihiin astaan Ka turjumeysa jiritaanka Dowladnimo ee dalka, isagoona xusay inay u taagan yihiin difaaca dalka iyo guud ahaan dhulka Jamhuuriyadda Federaalka, waxaana uu sheegay in ay ku suntanyihiin ilaalinta wadajirka iyo sharafta shacabka Soomaaliyeed, iyagoo naftooda u hibeeyay si ay dalkooda uga xoreeyaan cadawga Khawaarijta.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo gunaanadka dhambaalka hambalyada CXD\u00a0 ku boggaadiyay guulaha ay kasoo hooyeen furimaha dagaalka iyo sida ay u wiiqeen cadoowga argagixisada ah ee baneystay dhiiga shacabka Soomaaliyeed, ayaa u rajeeyey guulo joogto ah, isagoona ku boorriyay in ay sii laba jibbaaraan dadaalka difaaca qaranka iyo la dagaallanka argagixisada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka Xoogga Dalka oo u dabbaal dagaya sanad guurada 63-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay 12-ka April 1960-kii. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa farxada munaasabadan qiimaha badan ee aas aaska Ciidanka Xoogga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484477,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484468","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484470,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484468\/revisions\/484470"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}