{"id":484328,"date":"2023-04-11T08:16:43","date_gmt":"2023-04-11T05:16:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484328"},"modified":"2023-04-11T08:16:49","modified_gmt":"2023-04-11T05:16:49","slug":"wasiirka-warfaafinta-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-wariye-makaaiil-rashiid-barre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-oo-ka-tacsiyadeeyay-geerida-wariye-makaaiil-rashiid-barre\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta oo ka tacsiyadeeyay geerida wariye Makaa\u2019iil Rashiid Barre"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane , Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Caddaala ayaa bahda warbaahinta Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee, Makaa\u2019iil Rashiid Barre oo xalay fiidkii ku geeriyooday Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo dhammaan howl wadeennada Wasaaradda Warfaafinta ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo ehelada uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee marxuum Makaa\u2019iil Rashiid Barre.<\/p>\n<p>Marxuum Makaahiil Rashiid Barre ayaa muddooyinkii dambe ku xanuunsanaa magaalada\u00a0 Muqdisho, waxaana uu ka mid ahaa wariyayaasha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda mudane , Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Caddaala ayaa bahda warbaahinta Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee, Makaa\u2019iil Rashiid Barre oo xalay fiidkii ku geeriyooday Muqdisho. Sidoo kale Agaasimeyaasha Waaxyaha iyo dhammaan howl wadeennada Wasaaradda Warfaafinta ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484329,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484328","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484328","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484328"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484328\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484330,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484328\/revisions\/484330"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484328"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484328"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484328"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}