{"id":484201,"date":"2023-04-09T11:57:38","date_gmt":"2023-04-09T08:57:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484201"},"modified":"2023-04-09T11:57:38","modified_gmt":"2023-04-09T08:57:38","slug":"guddoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-hambalyeeyay-guddoomiyaha-cusub-ee-maxkamadda-sare-ee-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-maxkamadda-sare-oo-hambalyeeyay-guddoomiyaha-cusub-ee-maxkamadda-sare-ee-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha maxkamadda sare  oo hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamuud Gacal uu madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen u magacaabay xilkaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa ugu duceeyay in uu Alle u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday garyaqaan Cabdullaahi Maxamuud Gacal, waxaana uu u ballan qaaday in maxkamadda sare ee dalka ay garab istaagi doonto.<\/p>\n<p>\u201cRuntii na waxa aan ku aqaanaa aqoon, waayo-aragnimo, iyo hoggaamin heerkeedu sarreeyo.<\/p>\n<p>Maxkamadda Sare ee Federaalku taageero buuxda ayey la garab taagan tahay si loo xaqiijiyo hufnaanta, dhexdhexaadnimada iyo madaxbannaanida Garsoorka loona hirgeliyo sharciga hab middaysan.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa 8 -dii bishii April u magacaabay guddoomiyaha maxkamadda sare ee Hirshabeelle garyaqaan Cabdullaahi Maxamuud Gacal, kadib markii uu kala diray garsoorkii hore ee dowlad goboleedkaa Hirshabeelle.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230409_115411_777.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa u hambalyeeyay guddoomiyaha cusub ee maxkamadda sare ee Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamuud Gacal uu madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen u magacaabay xilkaasi. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa ugu duceeyay in uu Alle u fududeeyo xilka culus ee loo igmaday garyaqaan Cabdullaahi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":484202,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484201","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484201"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484203,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484201\/revisions\/484203"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}