{"id":484185,"date":"2023-04-09T09:28:45","date_gmt":"2023-04-09T06:28:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484185"},"modified":"2023-04-09T09:28:45","modified_gmt":"2023-04-09T06:28:45","slug":"madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kala-diray-garsoorka-gobolka-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-hirshabeelle-oo-kala-diray-garsoorka-gobolka-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Hirshabeelle oo kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Qodobka 51aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Warqada sumadeedu tahay DGHSH\/MOJHS24\/23 kuna taariikhaysan 07\/04\/2023, taas oo Wasiirka Cadaaladda &amp; Arr. Garsoorka ku soo jeediyay in la kala diro Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe.<br \/>\nWuxuu Madaxweynaha soo saaray xeerka<\/p>\n<p>Qodobka 1aad<br \/>\n1- Laga bilaabo maanta oo ay taarikhdu ku beegantahay 08\/04\/2023, waxaa la kala diray<\/p>\n<p>Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>2- Xeerkan wuxuu dhaqan-gelayaa marka uu saxiixo Madaxweynaha, waana uu saxiixay.<\/p>\n<p><!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_230409_092601_939.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-484186 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1680975877648.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"971\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1680975877648.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/FB_IMG_1680975877648-222x300.jpg 222w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kala diray Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe. Markuu arkay: Qodobka 51aad ee dastuurka Dowladda Hirshabeelle. Markuu arkay: Warqada sumadeedu tahay DGHSH\/MOJHS24\/23 kuna taariikhaysan 07\/04\/2023, taas oo Wasiirka Cadaaladda &amp; Arr. Garsoorka ku soo jeediyay in la kala diro Garsoorka Gobolka Shabeelaha Dhexe. Wuxuu Madaxweynaha soo saaray xeerka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":484187,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484185","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484188,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484185\/revisions\/484188"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484187"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}