{"id":484112,"date":"2023-04-07T16:37:07","date_gmt":"2023-04-07T13:37:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484112"},"modified":"2023-04-07T16:37:07","modified_gmt":"2023-04-07T13:37:07","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-goaamo-dowladda-ay-ku-xakamayneyso-hubka-sharci-darrada-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-hadlay-goaamo-dowladda-ay-ku-xakamayneyso-hubka-sharci-darrada-ah\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay go\u2019aamo dowladda ay ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay go\u2019aamo dowladda ay ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah ee ay mas\u2019uuliyiinta dowladda ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka iyo agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka Khawaarijta.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan sheekh&#8221; Xukuumaddu waxaa ay go&#8217;aan ku gaartay in la xakameeyo hubka lagu haysto Muqdisho, maxaa yeelay qofku inta uu arkayo gaari qoryo saaran yihiin oo Magaalada dhex ordaya amni ma dareemayo&#8221; ayuu yiri madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadalkiisa sii wata ayaa yiri &#8221; Masuul kasta ha watee gaarigii diida in la baaro halala dagaalamo waa amar, waana mamnuuc gaari Cabdi bile ah oo Magaaladaan dhex maraya&#8221;.<\/p>\n<p>Dhanka kale madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay sida cadawga khawaarijta ay u hagardaamiyeen hormarka shacabka Soomaaliyeed waxaa uuna shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ay la shaqeeyaan laamaha amniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada ayaa ka hadlay go\u2019aamo dowladda ay ku xakamayneyso hubka sharci darrada ah ee ay mas\u2019uuliyiinta dowladda ku dhex wataan caasimadda Muqdisho, ka ganacsiga gaadiidka iyo agabka ciidamada iyo dagaalka ka dhanka Khawaarijta. Madaxweyne Xasan sheekh&#8221; Xukuumaddu waxaa ay go&#8217;aan ku gaartay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":52,"featured_media":474387,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484112","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/52"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484114,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484112\/revisions\/484114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/474387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}