{"id":484108,"date":"2023-04-07T15:21:27","date_gmt":"2023-04-07T12:21:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484108"},"modified":"2023-04-07T15:21:27","modified_gmt":"2023-04-07T12:21:27","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-wafdi-ka-socday-dalka-finland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-wafdi-ka-socday-dalka-finland\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socday Dalka Finland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Mohamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayey Wasiirka Arrimaha dibadda Dalka Finland Pekka Haavisto oo soo gaaray Magaalada Muqdisho .<\/p>\n<p>Madaxweynaha iyo wafdigaasi ,waxa ay kulankoodii uga hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada ,gaar ahaan kuwa ku \u00a0saabsan arrimaha ay wadaagaan.<\/p>\n<p>Finland waa mid ka mid ah dalalka ugu muhiimsan ee Soomaaliya ka taageera dhinacyada horumarka.<\/p>\n<p>Wafdigaasi,waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhoweeyay ,Wasiirka Arrimsha dibadda Soomaaliya XFS Mudane Abshir Haruuse .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Mohamud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminaayey Wasiirka Arrimaha dibadda Dalka Finland Pekka Haavisto oo soo gaaray Magaalada Muqdisho . Madaxweynaha iyo wafdigaasi ,waxa ay kulankoodii uga hadleen xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga ka dhaxeeya labada ,gaar ahaan kuwa ku \u00a0saabsan arrimaha ay wadaagaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":484109,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484108","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484108","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484108"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484108\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484110,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484108\/revisions\/484110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484108"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484108"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484108"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}