{"id":484076,"date":"2023-04-07T09:06:39","date_gmt":"2023-04-07T06:06:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484076"},"modified":"2023-04-07T09:07:54","modified_gmt":"2023-04-07T06:07:54","slug":"iisraaiil-oo-duqeysay-gaza-iyo-koonfurta-lubnaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/iisraaiil-oo-duqeysay-gaza-iyo-koonfurta-lubnaan\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo duqeysay Gaza iyo Koonfurta Lubnaan"},"content":{"rendered":"<p>Milateriga Israa&#8217;iil ayaa weerarro xagga cirka ah ku qaaday koonfurta Lubnaan iyo marinka Qaza ka dib weerarro gantaallo ah oo lagu qaaday deegaanno kamid ah dalkaasi.<\/p>\n<p>Israa&#8217;iil waxay ku dhawaaqday inay duqeysay koobfurta Lubnaan,sida ay ku sheegtay bayaan kooban oo ay soo saartay maanta, iyadoo sheegtay inay beegsanayso goobo ay ku sugnaayeen Xamaas.<\/p>\n<p>Saacado ka hor, waxa ay duullaan ku qaadday Gaza, oo ah deegaan ay leeyihiin Falastiin oo go&#8217;doonsan,isla markaana ay maamulaan Xamaas.<\/p>\n<p>Ma jiraan warar degdeg ah oo sheegaya khasaaraha ka dhashay weerarada xagga cirka ah.<\/p>\n<p>Xiisadaha soo \u00a0kordhay ayaa daba socda \u00a0kadib markii ciidamada Israa\u2019iil ay gudaha u galeen masjidka Al-Aqsa ee ku yaalla bariga magaalada Quddus , iyagoo weerarro ku qaaday dad Falastiiniyiin ah oo isugu soo baxay gudashada cibaadada Alle ee bisha \u00a0Ramadaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milateriga Israa&#8217;iil ayaa weerarro xagga cirka ah ku qaaday koonfurta Lubnaan iyo marinka Qaza ka dib weerarro gantaallo ah oo lagu qaaday deegaanno kamid ah dalkaasi. Israa&#8217;iil waxay ku dhawaaqday inay duqeysay koobfurta Lubnaan,sida ay ku sheegtay bayaan kooban oo ay soo saartay maanta, iyadoo sheegtay inay beegsanayso goobo ay ku sugnaayeen Xamaas. Saacado ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":484077,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484076","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484076","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484076"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484080,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484076\/revisions\/484080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484077"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}