{"id":484000,"date":"2023-04-05T15:57:27","date_gmt":"2023-04-05T12:57:27","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=484000"},"modified":"2023-04-05T15:57:31","modified_gmt":"2023-04-05T12:57:31","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-marxuum-ismaaciil-maxamuud-hurre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-marxuum-ismaaciil-maxamuud-hurre\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Ismaaciil Maxamuud Hurre"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee\u00a0 Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa\u00a0 marxuumka ku tilmaamay in uu kaalin weyn ka soo qaatay geedi socodka dhismaha dowladnimadda dalka. Marxuumka ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay dalka, isagoo soo noqday Ra&#8217;iisul Wasaare Ku-xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu xubin kasoo noqday Baarlamaankii 8-aad ee Golaha Sharci dejinta, waxaana uu\u00a0 Alle uga baryay in uu janadiisa ka waraabiyo, ehelka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed uu ka siiyo samir iyo iimaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee\u00a0 Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo maanta ku geeriyooday magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Guddoomiyaha ayaa\u00a0 marxuumka ku tilmaamay in uu kaalin weyn ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":484001,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-484000","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484000","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=484000"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484000\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484002,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/484000\/revisions\/484002"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484001"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=484000"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=484000"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=484000"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}