{"id":483998,"date":"2023-04-05T16:06:53","date_gmt":"2023-04-05T13:06:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483998"},"modified":"2023-04-05T16:09:14","modified_gmt":"2023-04-05T13:09:14","slug":"hanti-dhowrka-guud-ee-qaranka-oo-kulan-fogaan-arag-ah-la-qaatay-masuuliyiin-sare-oo-ka-tirsan-ururka-heyadaha-hantidhawrada-guud-ee-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/hanti-dhowrka-guud-ee-qaranka-oo-kulan-fogaan-arag-ah-la-qaatay-masuuliyiin-sare-oo-ka-tirsan-ururka-heyadaha-hantidhawrada-guud-ee-afrika\/","title":{"rendered":"Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka oo kulan fogaan-arag ah la qaatay Mas&#8217;uuliyiin sare oo ka tirsan ururka hey\u2019adaha Hantidhawrada guud ee Afrika"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan fogaan-arag ah la qaatay maamulka sare ee ururka hey\u2019adaha Hantidhawrada guud ee Afrika (AFROSAI-E).<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Kulanka ayaa waxaa looga wadahadlay iskaashiga ka dhexeeya xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka iyo ururka AFROSAI-E iyo shaqooyinka wadaagga ah ee dhinacyada horumarinta, isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta hay\u2019adaha dowliga ah.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xdj266r x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka waxaa uu xubin firfircoon ka yahay Ururka AFROSAI-E isagoo door muuqda ka ciyaara hindiseyaasha kobcinta xirfadda iyo aqoon-iswaydaarsiga ee uu ururku taabbagaliyo.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan fogaan-arag ah la qaatay maamulka sare ee ururka hey\u2019adaha Hantidhawrada guud ee Afrika (AFROSAI-E). Kulanka ayaa waxaa looga wadahadlay iskaashiga ka dhexeeya xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka iyo ururka AFROSAI-E iyo shaqooyinka wadaagga ah ee dhinacyada horumarinta, isla-xisaabtanka iyo daahfurnaanta hay\u2019adaha dowliga ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":484004,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483998","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483998"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":484016,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483998\/revisions\/484016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/484004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}