{"id":483959,"date":"2023-04-05T11:01:44","date_gmt":"2023-04-05T08:01:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483959"},"modified":"2023-04-05T11:01:44","modified_gmt":"2023-04-05T08:01:44","slug":"ciidanka-israaiil-oo-weeraray-dad-ku-cibaadeysanaayey-masjidka-al-aqsa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-israaiil-oo-weeraray-dad-ku-cibaadeysanaayey-masjidka-al-aqsa\/","title":{"rendered":"Ciidanka Israa\u2019iil oo weeraray dad ku cibaadeysanaayey Masjidka Al-Aqsa"},"content":{"rendered":"<p>Boliska Israa\u2019iil ayaa weerar ku qaaday oo xidhay dad Falastiiniyiin ah oo cibaadeysanaaye ,kadib kolkii saaka ay weerar xooggan ku qaadeen dhismaha Masjidka Al-Aqsa ee ku yaalla bariga magaalada Quddus ee la haysto.<\/p>\n<p>Illaa 400 oo falastiiniyiin ah ayaa la dhigay cabsiga saldhigga booliiska Atarot oo ku yalla bariga Quddus ee la haysto,waxaana warku intaa raaciyay in dadkaasi loo adeegsaday bambooyinka gacanta,jirdil,garaacis iyo suntan ilmada.<\/p>\n<p>Bisha Cas ee Falastiin ayaa sheegtay inay jiraan 12 dhaawac ah, oo ay ku jiraan saddex qof oo loo gudbiyay isbitaalka.<\/p>\n<p>Kooxaha falastiiniyiinta ayaa cambaareeyay weeraradii ugu dambeeyay ee ciidamada Israa\u2019iil ay ku qaadeen dadka ku cibaadeysanaayey masjidka,waxayna dhacdadaasi ku \u00a0tilmaameen dambi.<\/p>\n<p>Xiisado ayaa ka jirtay bariga Quddus iyo daanta galbeed ee la haysto muddo bilo ah, Waxaana laga cabsi qabaa in ay dhacaan rabshado kale,xilli bisha Soonka ee Ramadaan ay aad u buuxaan .masaajidyada,gaar ahaan masjidka Al-Aqsa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boliska Israa\u2019iil ayaa weerar ku qaaday oo xidhay dad Falastiiniyiin ah oo cibaadeysanaaye ,kadib kolkii saaka ay weerar xooggan ku qaadeen dhismaha Masjidka Al-Aqsa ee ku yaalla bariga magaalada Quddus ee la haysto. Illaa 400 oo falastiiniyiin ah ayaa la dhigay cabsiga saldhigga booliiska Atarot oo ku yalla bariga Quddus ee la haysto,waxaana warku intaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":483960,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483959","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483959","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483959"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483959\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483961,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483959\/revisions\/483961"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483960"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483959"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483959"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483959"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}