{"id":483945,"date":"2023-04-05T08:57:23","date_gmt":"2023-04-05T05:57:23","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483945"},"modified":"2023-04-05T08:57:28","modified_gmt":"2023-04-05T05:57:28","slug":"booliska-gobolka-banaadir-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-ku-eedeysan-kufsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/booliska-gobolka-banaadir-oo-gacanta-kusoo-dhigay-nin-ku-eedeysan-kufsi\/","title":{"rendered":"Booliska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan kufsi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska Saldhigga degmada Dharkeynley ayaa gacanta ku soo dhigay , Yuusuf Daahir Xasan 53 jir ah oo\u00a0 ku eedeysan kufsi iyo afduub uu u geystay gabar yar ah oo\u00a0 11 jir ah 31-kii Maarso ee sanadkan 2023.<\/p>\n<p>Tan iyo waqtigaa waxay Ciidanka Booliska baadi goob ugu jireen eedeysanahan, iyagoo ugu danbeyn gacanta ku soo dhigay xalay.<\/p>\n<p>Eedeysanahan ayaa la hor geyn doonaa sharciga, si loo mariyo cadaaladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Booliska Saldhigga degmada Dharkeynley ayaa gacanta ku soo dhigay , Yuusuf Daahir Xasan 53 jir ah oo\u00a0 ku eedeysan kufsi iyo afduub uu u geystay gabar yar ah oo\u00a0 11 jir ah 31-kii Maarso ee sanadkan 2023. Tan iyo waqtigaa waxay Ciidanka Booliska baadi goob ugu jireen eedeysanahan, iyagoo ugu danbeyn gacanta ku soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":483946,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483945","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483945","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483945"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483945\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483947,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483945\/revisions\/483947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483946"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483945"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483945"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483945"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}