{"id":483940,"date":"2023-04-05T08:24:30","date_gmt":"2023-04-05T05:24:30","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483940"},"modified":"2023-04-05T08:24:30","modified_gmt":"2023-04-05T05:24:30","slug":"cabdiraxiin-ciise-caddoow-oo-loo-magacaabay-wasiirka-maaliyadda-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/cabdiraxiin-ciise-caddoow-oo-loo-magacaabay-wasiirka-maaliyadda-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Cabdiraxiin Ciise Caddoow oo loo magacaabay wasiirka maaliyadda Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane , Cali Cabdulle Nuur Isagoo xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Hirshabeelle u Magacaabay Mudane Cabdiraxiin Ciise Caddoow.<\/p>\n<p>Cabdiraxiin Ciise Caddoow ayaa ahaa Agaasime waaxeedka shaqada, shaqaalaha iyo tababarrada ee Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483942 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/CIISE-CADDOOW.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"1002\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/CIISE-CADDOOW.jpg 720w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/CIISE-CADDOOW-216x300.jpg 216w\" sizes=\"auto, (max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar-(SONNA)-Madaxweynaha Dowadda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane , Cali Cabdulle Nuur Isagoo xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Hirshabeelle u Magacaabay Mudane Cabdiraxiin Ciise Caddoow. Cabdiraxiin Ciise Caddoow ayaa ahaa Agaasime waaxeedka shaqada, shaqaalaha iyo tababarrada ee Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":483941,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483940","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483940"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483943,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483940\/revisions\/483943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}