{"id":483904,"date":"2023-04-04T15:24:15","date_gmt":"2023-04-04T12:24:15","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483904"},"modified":"2023-04-04T15:24:15","modified_gmt":"2023-04-04T12:24:15","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-la-kulmay-ergeyga-gaarka-ah-ee-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-soomaaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-la-kulmay-ergeyga-gaarka-ah-ee-wada-hadallada-soomaaliya-iyo-soomaaliland\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo la kulmay Ergeyga gaarka ah ee wada hadallada Soomaaliya iyo Soomaaliland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha wadahadalada Somaliland u qaabbilsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdikariin Xuseen Guuleed.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa Ergayga kula dardaarmay in uu ka shaqeeyo xaqiijinta qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee Soomaali Heshiis ah, kaas oo ay udub dhexaad u tahay ka miro dhalinta midnimadda iyo wada jirka Ummada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Ergayga cusub ee arrimaha wadahadalada Somaliland u qaabbilsan Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane, Cabdikariin Xuseen Guuleed. Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka ayaa Ergayga kula dardaarmay in uu ka shaqeeyo xaqiijinta qorshaha Xukuumadda Dan-Qaran ee Soomaali Heshiis ah, kaas oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":483905,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483904","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483904","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483904"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483904\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483906,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483904\/revisions\/483906"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483905"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483904"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483904"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483904"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}