{"id":483865,"date":"2023-04-04T11:16:10","date_gmt":"2023-04-04T08:16:10","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483865"},"modified":"2023-04-04T11:16:10","modified_gmt":"2023-04-04T08:16:10","slug":"suuriya-mareykanka-oo-dilay-hogaamiye-sare-oo-ka-tirsan-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/suuriya-mareykanka-oo-dilay-hogaamiye-sare-oo-ka-tirsan-daacish\/","title":{"rendered":"Suuriya :Mareykanka oo dilay hogaamiye sare oo ka tirsan Daacish"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada \u00a0Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda ISIL ee dalka Suuriya, kadib weerar hal dhinac ah oo lagu qaaday sarkaalkaasi.<\/p>\n<p>Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray maanta \u00a0oo Talaadada ah ku sheegay in la dilay Khalid Aydd Ahmad al-Jabouri,kadib kolkii maalinimadii shalay lagu fuliyay werar ka dhacay Suuriya.<\/p>\n<p>Taliska dhexe \u00a0ayaa sheegtay in al-Jabouri uu mas&#8217;uul ka ahaa qorsheynta weerarrada ISIS ee lagu beegsado wadamada Yurub iyo sidoo kale horumarinta qaab-dhismeedka kooxda hubaysan \u00a0iyo hoggaanadooda.<\/p>\n<p>Qoraalka ka soo baxay taliska aya lagu shrrgay in aysan jirin dad rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay weerarka,waxaana sidoo kale qoraalkaasi lagu muujiyay in dhimashada\u00a0\u00a0 sarkaalkaasi \u00a0ay hoos u dhigi doonto awoodda ururka ee xagga qorsheynta weerarrada ,gaar ahaan kuwa ka dhaca dibadaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada \u00a0Mareykanka ayaa sheegay in ay dileen hogaamiye sare oo ka tirsan kooxda ISIL ee dalka Suuriya, kadib weerar hal dhinac ah oo lagu qaaday sarkaalkaasi. Taliska dhexe ee Mareykanka ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray maanta \u00a0oo Talaadada ah ku sheegay in la dilay Khalid Aydd Ahmad al-Jabouri,kadib kolkii maalinimadii shalay lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":483867,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483865","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483865","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483865"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483865\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483868,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483865\/revisions\/483868"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483865"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483865"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483865"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}