{"id":483855,"date":"2023-04-04T10:11:49","date_gmt":"2023-04-04T07:11:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483855"},"modified":"2023-04-04T10:13:13","modified_gmt":"2023-04-04T07:13:13","slug":"ciidanka-xds-oo-degmada-ceeldheer-kusoo-bandhigay-laba-horjooge-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-degmada-ceeldheer-kusoo-bandhigay-laba-horjooge-oo-ka-tirsanaa-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS  oo degmada Ceeldheer kusoo bandhigay laba horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xuseen Daahir Macallin (Dhageey) iyo Calas Ibraahim Axmed oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dadka dib u xoreynta deegaanka ee ka howlgala degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Horjooge, Xuseen Daahir Macallin oo magaciisa afgarashadu yahay Dhageey oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inuu khawaarijta kaga soo biiray deegaanka Shaw ee gobolka Hiiraan sanadkii 2020-kii, isagoo intaa ku daray inuu ka qeyb qaatay dagaallo ka dhacay Galgaduud.<\/p>\n<p>Dhageey ayaa sheegay inuu u adkaysan waayay dhibaatada ay shacabka ku hayaan khawaarijta iyo fekerkooda gurracan, wuxuuna farriin u diray saaxiibadiis weli ku jira nabad-diidka, isagoo ugu baaqay inay kasoo tagaan marin habaabinta iyo rafaadka ay ku jiraan.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, horjooge Calas ayaa isna sheegay inuu kaga biiray khawaarijta degmada Ceel-dheer saddex sana ka hor, wuxuuna intaa ku daray inuu ka mid ahaa jabhad ka dagaallanta gobolka Shabeellada dhexe,\u00a0 wuxuuna sheegay inuu adkaysan waayay dhibaatada ay argagixisada ku hayaan shacabka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483858 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw4-1.png\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw4-1.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw4-1-300x155.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483859 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw3.png\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw3.png 758w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw3-300x160.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483860 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw2.png\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw2.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/Khaw2-300x158.png 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483861 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/KHAW1.png\" alt=\"\" width=\"777\" height=\"413\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/KHAW1.png 777w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/KHAW1-300x159.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/KHAW1-768x408.png 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 777px) 100vw, 777px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Xuseen Daahir Macallin (Dhageey) iyo Calas Ibraahim Axmed oo ka tirsanaa khawaarijta Al-shabaab ayaa isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo dadka dib u xoreynta deegaanka ee ka howlgala degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Horjooge, Xuseen Daahir Macallin oo magaciisa afgarashadu yahay Dhageey oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inuu khawaarijta kaga soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":483856,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483855","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483855","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483855"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483855\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483863,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483855\/revisions\/483863"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483856"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483855"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483855"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483855"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}