{"id":483756,"date":"2023-04-03T11:38:07","date_gmt":"2023-04-03T08:38:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483756"},"modified":"2023-04-03T11:38:07","modified_gmt":"2023-04-03T08:38:07","slug":"soomaliland-oo-soo-dhowaysay-magacaabista-ergeyga-wada-hadalada-df-iyo-soomaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaliland-oo-soo-dhowaysay-magacaabista-ergeyga-wada-hadalada-df-iyo-soomaliland\/","title":{"rendered":"Soomaliland oo soo dhowaysay magacaabista ergeyga wada hadalada DF iyo Soomaliland"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Soomaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u\u00a0 horreysay ka hadlay magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu maalin ka hor madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay ergeyga gaarka ah ee arrimaha Somaliland.<\/p>\n<p>Madaxweyne\u00a0 Biixi ayaa soo dhaweeyay magacaabista, wuxuuna ku tilmaamay tallaabo wanaagsan oo horay loogu qaaday wada hadallada Soomaaliya iyo Soomaliland.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in Cabdikariin Guuleed uu yahay nin wax badan kala socda siyaasadda iyo howsha loo xil saaray, maadaama uu horay uga soo shaqeeyay.<\/p>\n<p>\u201cShalay waa tii la magacaabay ergayga wada hadlada, arrintaan waxa aan u aragnaa tallaabo dhanka wanaagsan loo qaaday, ergeyga loo magacaabay waa nin aqoon badan u leh siyaasadda, anagana waan soo dhaweyneynaa\u201dayuu yiri Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha Soomaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa markii u\u00a0 horreysay ka hadlay magacaabista Cabdikariin Xuseen Guuleed oo uu maalin ka hor madaxweyne Xasan Sheekh u magacaabay ergeyga gaarka ah ee arrimaha Somaliland. Madaxweyne\u00a0 Biixi ayaa soo dhaweeyay magacaabista, wuxuuna ku tilmaamay tallaabo wanaagsan oo horay loogu qaaday wada hadallada Soomaaliya iyo Soomaliland. Sidoo kale wuxuu intaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":483757,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483756","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483756","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483756"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483756\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483758,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483756\/revisions\/483758"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483757"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483756"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483756"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483756"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}