{"id":483748,"date":"2023-04-03T11:23:01","date_gmt":"2023-04-03T08:23:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483748"},"modified":"2023-04-03T12:51:03","modified_gmt":"2023-04-03T09:51:03","slug":"ruwaandaxisbiga-paul-kagame-oo-haweeneey-u-doortay-ku-xigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ruwaandaxisbiga-paul-kagame-oo-haweeneey-u-doortay-ku-xigeen\/","title":{"rendered":"Ruwaanda:Xisbiga Paul \u00a0Kagame \u00a0oo haweeneey u doortay ku xigeen"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiga haya talada dalka Rwanda, RPF, ayaa doortay haweeneydii ugu horeysay ee noqota gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi, xilli madaxweyne Paul Kagame uu sii hayo xilka gudoomiyaha.<\/p>\n<p>Haweeneydaan oo lagu magacaabo Consolee Uwimana ayaa ku guuleysatay codad gaaraya 93%,waxaana \u00a0dadka wax taxliiliya ay sheegayaan \u00a0in ujeedka xisbiga uu\u00a0 yahay sidii \u00a0awood dheeraad ah loo siin lahaa haweenka iyo in la ilaaliyo saamiga qoomiyadaha ee ku jira hogaanka isbigaasi.<\/p>\n<p>Ms Uwimana waa ruug-cadaa ka soo shaqeeysay bangiyada dalkaasi,waana sidoo kale haweeney ganacsato ah ,iyadoo soo noqotay senator 2019-kii.<\/p>\n<p>Axadii, Mr Kagame ayaa helay 99.8% wadarta guud ee codadka, si uu u sii hayo hogaanka xisbiga talada haya illaa laga gaarayo 2024-ka oo ah waqtiga la qorsheeyay doorashooyinka soo socda ee Rwanda .<\/p>\n<p>Madaxweyne Kagame waxa uu . talada dalkaasi qabtay 2000,iyadoo 2015-kii la qabtay afti meesha ka saartay xadidaaddii labada xilli \u00a0ee dastuur ahaan loo ogolaa madaxweynaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga haya talada dalka Rwanda, RPF, ayaa doortay haweeneydii ugu horeysay ee noqota gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi, xilli madaxweyne Paul Kagame uu sii hayo xilka gudoomiyaha. Haweeneydaan oo lagu magacaabo Consolee Uwimana ayaa ku guuleysatay codad gaaraya 93%,waxaana \u00a0dadka wax taxliiliya ay sheegayaan \u00a0in ujeedka xisbiga uu\u00a0 yahay sidii \u00a0awood dheeraad ah loo siin lahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":483749,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483748","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483748","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483748"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483761,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483748\/revisions\/483761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}