{"id":483742,"date":"2023-04-03T09:15:13","date_gmt":"2023-04-03T06:15:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483742"},"modified":"2023-04-03T10:32:39","modified_gmt":"2023-04-03T07:32:39","slug":"ergeyga-gaarka-ah-ee-madaxweynaha-jfs-u-qaabilsan-xal-u-helida-arrimaha-soomaaliland-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ergeyga-gaarka-ah-ee-madaxweynaha-jfs-u-qaabilsan-xal-u-helida-arrimaha-soomaaliland-oo-la-kulmay-guddoomiyaha-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Soomaliland oo la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan\u00a0 arrimaha Soomaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa\u00a0 hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Abdi Xaashi Cabdillahi.<\/p>\n<p>Kulanka oo qeyb ka ah wadatashiyo taxane ah oo uu Ergeyga la yeelan doona masuuliyiinta dowladda iyo qeybaha bulshada Si ay ula wadaagaan fikirkooda ku aadan ka gungaaridda geedi socodka wadahalada Soomaliland ee loo igmaday, loona dardargalin lahaa wadahadaladaas.<\/p>\n<p>Mudane Cabdi Xaashi oo ah ruugcadaa qiimo weyn ugu fadhiya Dalka, wax uu la wadaagay Ergeyga sooyaalkii taariikheed ee labada gobal, midnimadii la yagleelay sanadkii 1960kii, iyo talooyin ku aadan waxa maanta la gudboon ee laga doonayo Xafiiska Ergeyga Gaarka ah.<\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan\u00a0 Arrimaha Soomaaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa uga mahad celiyay gudoomiyaha talooyinka dhaxalgalkaa ee uu la wadaagay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan\u00a0 arrimaha Soomaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa\u00a0 hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Abdi Xaashi Cabdillahi. Kulanka oo qeyb ka ah wadatashiyo taxane ah oo uu Ergeyga la yeelan doona masuuliyiinta dowladda iyo qeybaha bulshada Si ay ula wadaagaan fikirkooda ku aadan ka gungaaridda geedi socodka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":483743,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483742","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483742"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483747,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483742\/revisions\/483747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483743"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}