{"id":483716,"date":"2023-04-02T16:44:50","date_gmt":"2023-04-02T13:44:50","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483716"},"modified":"2023-04-02T16:44:50","modified_gmt":"2023-04-02T13:44:50","slug":"suxuufiyiin-faransiis-ah-oo-laga-ceyriyay-dalka-burkina-fas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/suxuufiyiin-faransiis-ah-oo-laga-ceyriyay-dalka-burkina-fas\/","title":{"rendered":"Suxuufiyiin Faransiis ah oo laga ceyriyay Dalka Burkina Fas"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Dalka Burkina Faso ayaa ceyrisay laba weriye oo Faransiiska ,isla markaana u shaqeynaayey wargeysyada Le Monde iyo Liberation.<\/p>\n<p>Labada wargeys ayaa ku eedeeyay mas\u2019uuliyiinta dalkaas inay doonayaan inay cabburiyaan xorriyadda hadalka, xilli la tilmaamay in ay sii kordhayaan cadaadiska lagu hayo warbaahinta dibadda.<\/p>\n<p>Agn\u00e8s Faivre iyo Le Monde&#8217;s Sophie Douce ayaa jimcihii lagu wargaliyay ceyrintooda.,kadib markii ay u yeereen ciidamada dalkaasi si loo weydiiyo su\u2019aallo khuseeyay labadaasi wariye.<\/p>\n<p>Xiriirka u dhexeeya Paris iyo Ouagadougou ayaa aad u xumaaday tan iyo markii militariga Burkina Faso ay awoodda kula wareegeen afgambi bishii Oktoobar ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Bishii Maarso, dawladda militariga Burkina Faso waxay laashay heshiis 1961 ay la gashay Faransiiska oo ku saabsanaa kaalmada milatari,waxaana sidoo kale la hakiyay baahinta raadiyaha iyo telefishanka Faransiiska ee RFI ee France 24.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Dalka Burkina Faso ayaa ceyrisay laba weriye oo Faransiiska ,isla markaana u shaqeynaayey wargeysyada Le Monde iyo Liberation. Labada wargeys ayaa ku eedeeyay mas\u2019uuliyiinta dalkaas inay doonayaan inay cabburiyaan xorriyadda hadalka, xilli la tilmaamay in ay sii kordhayaan cadaadiska lagu hayo warbaahinta dibadda. Agn\u00e8s Faivre iyo Le Monde&#8217;s Sophie Douce ayaa jimcihii lagu wargaliyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":483717,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483716","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483718,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483716\/revisions\/483718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}