{"id":483711,"date":"2023-04-02T15:35:53","date_gmt":"2023-04-02T12:35:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483711"},"modified":"2023-04-02T16:38:57","modified_gmt":"2023-04-02T13:38:57","slug":"wasiirka-wasaaradda-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-oo-kormeeray-xarunta-hayadda-maareynta-musiiboyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-wasaaradda-tamarta-iyo-kheyraadka-biyaha-oo-kormeeray-xarunta-hayadda-maareynta-musiiboyinka\/","title":{"rendered":"Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha oo kormeeray xarunta Hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xildhibaan JaamacTaqal Cabaas ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee Hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, waxaana halkaas ku soodhaweeyey guddoomiyaha hay&#8217;adda mudane Maxamuud Macalim Cabdulle.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo guddoomiyaha\u00a0 ayaa ka wada hadlay sidii wasaaradda hheyraadka biyaha iyo hay\u2019addu ay iskaashi iyo wada shaqeyn dhaw u yeelan lahaayeen, gaar ahaan isdhaafsiga xoggaha, ka hortagga fatahaadaha\u00a0 si loo yareeyo saamaynta abaaraha, fatahaadaha iyo iswaafajinta dadaalada xarumaha ka digista ee saadaasha roobabka iyo biyaha ee labada dhinac.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo heli lahaa hanaan is waafqasan oo lagu yareynayo saamaynta abaaraha, fatahaadaha iyo sidii loo xoojin lahaa arrimaha ku saabsan xalalka waara iyo u adkeysiga aafooyinka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-483712\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004.jpg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG-20230402-WA0004-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-483713\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-scaled.jpg 2560w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/04\/IMG_4315-860x573.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA) Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xildhibaan JaamacTaqal Cabaas ayaa maanta booqday xarunta dhexe ee Hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, waxaana halkaas ku soodhaweeyey guddoomiyaha hay&#8217;adda mudane Maxamuud Macalim Cabdulle. Wasiirka iyo guddoomiyaha\u00a0 ayaa ka wada hadlay sidii wasaaradda hheyraadka biyaha iyo hay\u2019addu ay iskaashi iyo wada shaqeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":32,"featured_media":483712,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483711","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483711","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/32"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483711"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483714,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483711\/revisions\/483714"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483712"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}