{"id":483532,"date":"2023-03-31T13:53:25","date_gmt":"2023-03-31T10:53:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=483532"},"modified":"2023-03-31T13:54:45","modified_gmt":"2023-03-31T10:54:45","slug":"maamulka-hayadda-maareynta-oo-deeq-raashin-ah-gaarsiiyay-xudur","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-hayadda-maareynta-oo-deeq-raashin-ah-gaarsiiyay-xudur\/","title":{"rendered":"Maamulka Hay&#8217;adda Maareynta oo deeq raashin ah gaarsiiyay Xudur"},"content":{"rendered":"<p>Gddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle maanta deeq raashin ah gaarsiiyay dadka ku dhaqan Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo uu la socday Wasiirka Gargaarka Maamulka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush ,waxaa halkaas ku soodhaweeyey Maamulka Degmada iyo golaha deegaanka ee Magalaadas.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ,ayaa degmadaasi gaarsiiyay 7 tan oo raashin ah,wuxuuna \u00a0u kuur galay saameenta biyaha ee buuxa xafadaha degmadaasi.<\/p>\n<p>Bartamaha xudur waxaa dhex yaal biyo aad u badan,xafadaha qaar ayaa laga barakacay waxaana sidoo kale biyahaan ay sameyeen beero badan oo ay ka baxayeen dalagyo kala gadisan.<\/p>\n<p>Dhawaan xooggan ayaa ka da&#8217;ay degmada Xudur,kuwaas oo xiray isku socodka gaadiidka iyo ganacsiga qeybo kamid ah Xafadaha Magaaladaas taas oo sameen ku yeelatay dadka dantayar ee ku nool halkaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483534 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-2-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-483535 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/03\/raashin-3-860x574.jpg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle maanta deeq raashin ah gaarsiiyay dadka ku dhaqan Magaalada Xudur ee Caasimada Gobolka Bakool Guddoomiyaha oo uu la socday Wasiirka Gargaarka Maamulka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush ,waxaa halkaas ku soodhaweeyey Maamulka Degmada iyo golaha deegaanka ee Magalaadas. Guddoomiyaha Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":483533,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-483532","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483532","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=483532"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":483540,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/483532\/revisions\/483540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/483533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=483532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=483532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=483532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}